Today, UNICEF Somalia representative Sandra Lattouf visited Dhusamareb Primary School in Galmudug State. The purpose of the visit was to oversee the ongoing JRP education activities and inspect the newly constructed Early Childhood Education classrooms that NW has co-implemented.
2/2 Sidaas darteed Wasaaraddu waxa ay ku wargelineysaa dhammaan goobaha waxbarashada ee dowliga ah iyo kuwa aan doowliga aheynba laga bilaabo maalinta Sabtida ah taariikhduna ku beegantahay ππ/ππ/ππππ in uu fasaxa inoo bilaaban doono
1/1 Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare ee Galmudug waxa ay go,aamisay fasaxa goobaha waxbarashada ee ku yaala guud ahaan Galmudug, Iyada oo laga faaβiideysanayo fadliga ay leedahay bishan barakeysan ee soonqaadka.
Sabti-Dusamareb, 29-Nov-2025
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Galmudug, Mudane Maxamed Xaashi Dhorre, ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku soo dhaweeyay mas'uuliyiin ka socday Machadka Cilmibaarista ee @HIPSINSTITUTE.
Mr. Albashir Elmi Hussein attended an education crisis summit in Helsinki, highlighting Galmudugβs challenges and commitment to free quality education.
1/4, Agaasimaha & wefdigiisa ayaa booqasho ku kala baxshay qeybo kamid ah dugsiyada magaalada Cadaado, iyagoona u kuur galay xaaladaha waxbarsho ee ka jiro dugsiyada.
The Minister of Education, Culture, and Higher Learning of Galmudug, Hon. Mohamed Hashi Dhoore, accompanied by the State Minister of the Ministry, has concluded a series of consecutive meetings and discussions that have been ongoing in recent weeks.
A high-level @unicefsomalia team from Dhusamareb has arrived in Galkayo and visited Abdullahi Isse Primary School. Accompanying the team is UNICEF Projects Coordinator, Mr. Abdirizak Sharif, ensuring continued support for education in the region. #EducationForAll#UNICEF#Galkayo
"Honored to witness the President of Galmudug, the Minister of Education, and SOSDA,@unicefsomalia representatives visit Galkayo Modern IDP school today. Their commitment to improving education for displaced children in galkacyo District. #EducationForAll#Galmudug#UNICEF