@GaraadMukhtaar Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil bulshadu way garan kartaa waxuu ka hadlayee, hal hal iyo labo ka dheh ninka diidan in maamul la noqdo ee weli haysta calankii Khaatumo. Miyaan la odhan karin agenda kale wataa.
@JibrilQoobey Sorry Dhabayac you go and fight Ethiopia if you wish. The Ogadens are at peace with the country. We are not offering you the opportunity again kkkk