We are proud to present the first social housing project to be implemented in Mogadishu in over three decades by the Benadir Regional Administration through the Durable Solutions Unit.
300 new social housing units have been commissioned for displacement affected communities:
In Badan waan ku Arkay Dadka U adeego Dadkooda Kuwaa Oo Aan Ku #Karaahsaday Iskusawirida Bulshada rayidka ah .
Waxaana Ubadan #Ururada Sama Falka -
Iyo Dowladaha Shisheeye ee sooboqdo Dalka Iyo Dadka -
Ayadoo laga Horgeeyo Caruur Rafaadsan Sida in Ay noleen karaan cml .
#som
@hareed_Abass@abdifaarah707 War masuul Waxaan Oo Gawari iyo Agab ah Halkee bay kabexeen tolow ?
Makiwa Aan meelaha Ku aragnaa iyagoo Jajabsan Allah Akbar intukadaayiri .
@alizia05@M_Farmaajo Weytahay Udhaca Hadalkaada In Aan Nahay Geed Aan Xidid laheyn -
Lkn Waxaas wax inoogu muhiimsan Ayaa jiro ?
Yaa lodhisaa Dal Waxaa lodhisaa Dad Dhargan !
Anigoo Ubahan Badar Miyaan Ibsadaa Dhul Aan Dago ?
Haduu Hadalkaada sidaan Yahay Somali Malahateen Dad bahan iyo Dad dhargan