https://t.co/vdKEBC4S9x Sidaan ma lagu jiri karo waayo ummada Soomaaliyeed wey ku baab'eysa. Ragii waa lagu #wareersanyahay dhibka ey ka wadaan wadanka
@AnalystSomalia aan ka bilowno nimakan isku sheega wadaada ee guursanya hablaha aad u da'da yar, dadkeenuna u arkeyn iney wax dhibi ku jirin iyo nimaka #al_shabaab oo xooga kuwadanaya hablaha yar yar oo intey ilmo ka dhalaan aan dib u soo noqoneyn oo hadana raadinya mid kale
Markaa maxay ku dhacdey inaan cidina ka hadal oo laga wada aamuso #xaqdarada , #xaqiraada iyo #ceyda joogtada ah ee lagu sameynayo qaybka mida dadka Soomaaliyeed. Waliba waxaan la hadlayaa #Cilumaa_udiinka
https://t.co/nfMYYD3n3U Waxaan ka hadley Bishii 1aad 2020 markii uu #geeriyoodey Alle ha u naxariistee, waxaanse la yaabey ciddanbe oo ka hadleysaa ma maqal