Farriin ku socoto kuwa 20ka sano nabad ka sugaayo ciidan shisheeye
NIGER : si uu dalkeena nabad buuxdo u helo waa in ay ciidamada shisheeye si deg deg ah dalka uga baxaan gaar ahaan kuwa faransiiska .
Qof walboo ilaahay dhibic caqli ah siiyay wuu ogyahay in ayna wada kulmaynin nabad iyo ciidan shisheeye .
Aaminsanaanta in naaguhu kuu naxariisanayaan marka aad u sheegto xaaladaha adag ee aad marayso noloshaada adigoo ka rajaynaya inay danayso waa Riyo maalmeed.
Nin ahaan dhibkaaga iyo jabkaaga cidna ma danayso mana jirto cid kuu naxariisanaysa.
Jooji cabashada.
#dildaanyeerka
#xaliye
Watch our 2 month long investigative report detailing the Federal Government’s war on Al-Shabab terrorists.
This intriguing program contains the scope of repeated Al-Shabab attacks on encircled military bases, their facilitation, inside information & the lack of intelligence.
Hada kahor ayaan nin Saaxiibkay ah kula kaftamay in dad ay soo doorteen oo ay ka sugaayaan metelaad iyo wax qabad deegaan si fudud ayuuse iigu jawaabay in uu reerka kursiga ka iibsadey welina uu bixiyo deyntii uu galay.
Dadkeenu kuma baraarugsana labadaan qodob:
A. In dadka kuraasta doonaaya ay dhiig-baxaan oo dhaqaale badan uu ka baxo hadii aan taas xal loo helina aysan dowladnimo dhowayn.
B. Iyo in hay’addaha dowladu yihiin ilaha keliya ee dhaqaale laga sameeyo taasina ay keentay dad dhaqaale doon ahi in ay kuraastii iibsadaan si ay dhaqaale uga sameeyaan.
Mali has removed French Language as its official language.
Mali ordered French NGOs to leave the country in November 2022.
Mali suspended French TV stations, RFI and France 24.
Mali expelled France's Ambassador in January 2022.
French troops left the country in August 2022.
Soomaliyeey Toosoo. Wake up #Somalia🇸🇴.
Don't wait for the current politicians to change anything, because they are busy enriching themselves and their families!
@OGAA_NSHO Nin godob wayn laga galoo
ku gaamuray ciil in badan
Geesiga Malabsiga bartay
markay isa soo galaan
dhex taalaa geeri xumi
Abwaan siciid biid