Ha ku dagdagin in aad si fudud qof isugu dhiibto ama aad aaminto adoon hore sifiican aqoon ugu lahen. is dhex galka dagdagga ah wuxu ku danbeeyaa bur iyo dagaal.dadka qaar baa waji kugula jooga,markuu kaa tagana waji kale leh.iska hubi qofkaad aaminayso.
https://t.co/pY8DlapF0H
Juxa oo si cad uga hadlay heshiisyada milatary aan ujeedada lahayn ee xargaha goostay uu gurguurte lagalay dowlado badan.tasii oo wadanka khatar ku ah
https://t.co/pY8DlapF0H
Juxa oo si cad uga hadlay heshiisyada milatary aan ujeedada lahayn ee xargaha goostay uu gurguurte lagalay dowlado badan.tasii oo wadanka khatar ku ah
A meaning of the life,haddi aad qof aad saxibo aheydeen muddo dheere aad is qabataan,iska ilaali in aad fafiso dhamaan sirihii u kugu qarsaday adoo ka duulaya xumanta idin dhexmartay,haddi aad sir qof leeyahay qariso,adna Alle kun jeer ayuu ceebtada asturaya
Jilib culusti muddo dhere siyasada ku mideysna aya dhabarka isu jeediyey.warqada fahad qoray ayu si cad ugu cadeyey in isaga iyo farmajo oo mudo dher saxibu ku aha xaga siyasada u so xirmay bogaas, sababtana macada,hab diblomasiyaded ayey warqada uqorned aan fahfahin hose lahayn
https://t.co/5GkM15iPNA
Maxay tahay u jeedka ay jabuuti ka leedahay sinta dakad ethopia waliba maamulkeda iyada leedahay.danta ay ka aragtay ma mid khaas ah mise waa mid guud.maxaase dhici kara haday ethopia diido,maxay noqon doontaa falcelinta ereteria iyo masar.
Macnaha nolosha waxay tahay,wa in aad heshaa halka ay nafsadaada ku dageyso ama ay jeceshahay.saxiib waa kan had iyo jeer kula qeybsada farxadda iyo murugada
https://t.co/HCTf7xSYcg
Walle waa dood adag .
Dagaalka tiktok sameen intee le'eg ayuu yelan donaaa.
Dhulbahante ma laga yabaa in ay hargeeysa heshiis la sameeystan mustaqbilka