@FIFAWorldCup What an absolute disgrace. A FIFA-certified referee being denied entry to the United States purely because he is Somali.
The World Cup is meant to bring people together. This is racism, plain and simple. Shameful.
Waxaan u hambalyeynayaa guud ahaan ummadda Soomaaliyeed
munaasabadda 26-ka Juun
oo ku beegan sanad guurada 64-aad
ee ka soo wareegtey markii ay
Gobollada Waqooyi Xorriyadda ka qaateen gumeystihii Ingiriiska, isla markaana calankeenna laga taagey dhul Soomaaliyeed oo xor ah.
Motivational story , urging us to embrace kindness and goodness towards others. @HornChronicles watch till the end, the moral of the story relates to the issue we previously talked about.
“Just be kind to others❤️”
@musebiihi Muse Nin wax og oo tarikh yaqaana ayaan kuu maleen jiray awoowa yaashaa wixii eey u soo halgameen ayaad maanta ku ciyaartay ee miyirka hakuu soo noqdo
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane @HamzaAbdiBarre oo guddoomiyay kulan aan caadi ahayn ee Golaha Xukuumadda ayaa sheegay in uu u xaqiijinayo shacabka Soomaaliyeed in Dowladda Soomaaliya ay ka go’an tahay difaaca dalka, isla markaana taako ka mid ah berrigeena, baddeena iyo cirkeena aan lagu soo xadgudbi karin.