In ATH cusub la sameysanaa waa la isku raac san yahay lkn waxa u baahan in la falanqeeyo ayaa ah imisa maalmod ayee qaadanee. 2dii hoos u dhac ee tan ka horeyay mid 121 days yey ku qadatay midna 237 days
Suqaan ma aha sidii hore wax walba iska duuli jiren wax badan is bedelay suuqan crypto marka uu discount level imado mal gasho adiga oo aqontada kaa shanaya technical iyo fondamental ba kuna xisaab tamaya % bal qiyaas sanadkii haduu ku siiyo 3jeer oo 30 % ama 40% waa lacag weyn
SAYLOR: Only a digital commodity like Bitcoin belongs in a Strategic Reserve, other digital assets could be invested in through a sovereign wealth fund.