#Qatar and #UAE are fighting among the Somali people but unfortunate Somali leaders can't talk this intervention.
Every month huge explosion happens #Mogadishu
#Turkey sidii Soviet hore #xamar Isasa siiye bal ha la dhawro halkay isla gaadhaan.
Siyaasada somaalida ee daneysiga Iyo caadifadu saldhiga u tahay ayaanu aqoone
Goor aan habeena aheyn maalina aheyn bal xamar xidhiidhka ha u jari waydo Turkey.
Galabta ayaan wareysi la yeeshay Madaxweynaha Jubbaland. Axmed Mideeye - waa nin isku kalsoon oo hadli og. Horjooge Farmaajo waxaan kula talin lahaa inuu daawado wareysiyada & khudbadaha Axmed Mideeye - hana ka barto sida loo hadlo.
Qofkii soomaali ah ee nolol Ka hela aduunyada kale wax Ku qasbayaaa ma jiro inuu Ku Soo laabto #Somalia Oo ah meelaha ugu halista badan Aduunka Allaha u naxariisto dadkii lagu gumaaday #kismaayo
Saaxiibkey #Soomaaliya waxay haysaa dariiqii ka soo kabashada burburka, waa Dowlad leh citiraaf siyaasadeed oo mug leh, sidaas darteed in la kala googooyo ma sahlana maxaa yeelay halkaas ku joogsan meyso, ogow kaarar badan baan heysanaa Afrika dhexdeeda & adduunka kaleba?
Ma xiriir diblomaasi ayaa ka dhaxeeyay Soomaaliya & Guinea? Haddiiba xiriir loo jarayo booqashada Madaxweynaha #Somaliland, hore ayuu @musebiihi booqashooyin rasmi ah ugu tagay Imaaraadka & Itoobiya. Maxaa Guinea kaligeed kasoo uray? Mise waa "miskiin ayaa misko la fuulo leh"?🤔
(من المؤمنين رجال صدقوا ما عاهدوا الله عليه) رحم الله الرئيس المصري الصابر المحتسب الدكتور محمد مرسي
أول رئيس مصري ينتخبه الشعب بارادة حرة.. مات صابرا محتسبا .. وقد عانى في محبسه ما عانى .. اللهم تقبله عندك شهيدا راضيا مرضيا .. وعجل بكشف الغمة عن الأمة.