@TC_MogadisuBE 🇸🇴 We strongly reject your presence in our land, seas, and skies. Using F-16 against Somalis is unacceptable. Our ancestors fought British, French, Italian, and Portuguese colonizers. Refuse to leave and you will not be spared. You are the enemy
Guuleysta dhalin yaro goor walbo iyo meyal walbo oo aad jogtaan 🇸🇴❤️
We extend our heartfelt congratulations to our students and our valued teachers for this outstanding success.
🌍🚀 Bandhigga ugu weyn sayniska Afrika ee Science Fest Africa 2026 – guul weyn!
Tartankan caalamiga ah ee ka dhacay Abidjan, Côte d’Ivoire, oo ay ka qeybgaleen 27 dal oo Afrikaan ah iyo boqolaal mashruuc, ardayda Dugsiyada Caalamiga ah ee Turkish Maarif – Soomaaliya waxay ku guuleysteen kaalinta koowaad ee Qaybta Kombiyuutarka iyo Aqliga Macmalka (AI). 🏆
Guushan waa natiijada dadaal, aqoon iyo hagid tayo leh.
Waxaan hambalyo u diraynaa ardaydeena iyo macallimiinteena qiimaha badan.
Waxaan sidoo kale u mahadcelinaynaa Hay’addeena Turkish Maarif iyo dhammaan taageerayaasha.
Dhallinyarada Soomaaliyeed waa kuwa hoggaaminaya mustaqbalka!
🌍🚀 Africa’s Largest Science Exhibition – Science Fest Africa 2026: A Great Achievement!
At this prestigious international competition held in Abidjan, Côte d’Ivoire, bringing together 27 African countries and hundreds of innovative projects, students from Turkish Maarif International Schools – Somalia proudly secured 1st place in the Computer Science and Artificial Intelligence (AI) category. 🏆
This remarkable achievement is the result of dedication, knowledge, and high-quality guidance.
We extend our heartfelt congratulations to our students and our valued teachers for this outstanding success.
We also express our sincere appreciation to the Turkish Maarif Foundation and all our supporters.
Somali youth are leading the future! 🚀
@TheVillaSomalia@HassanSMohamud Odeygaan siduu 🇸🇴 sharafteeda ugu ciyaaray lama soo koobi karo waxaan mareynaa in dumar naloo soo diro Isbuuciina labo Mar loo duulo Xabashi
@SomaliPM Suaashaa ayeey waxey tahay intaa aad sheegtay in ay dhacaan yaa u fududeeyay? Sow maheen qolo xariir ka loo jaray oo dowladaadii soo celisay? Intii la dhaafay waa laga hadlaayey waxey yahiin maxaa diiday in aad qaadataan? Suaalo badan ayaa u baahan jawaabo