"President Abdirahman Abdilaahi Irro of Somaliland extended a congratulatory phone call to Donald Trump on the 250th anniversary of American Independence Day."
Talo soojeedin,
Aniga oo ah mudaadin wadankii sa iyo dadkiisa jecel.
Waxaa jelaystay inaan talo usoojeediyo golayaasha dowlada haday yihiin (Parliaments) Ama (executive).
Waxa aynulawada soconaa inaynu
Helnay citiraafkii ugu horeeyay oo kayimaada dowlad UN ka fadhida markii ugu horaysay mudo shan iyo sodon sano ah .
Taasi waxay inoo keentay inanu yeelano cadow fara badan oo ujeedooyin kala lagu abaabulay ,
Qaar waxay ku dhuumanayaa diinta qaarkale waxay diidan yihiin ina somaliland dowlad noqoto .
Markaas ujeeda qudha ee ay kamidaysayihiin waa in wadanka qalqal amni laga sameeyo .
Ama lacago dowlado shisheeye laga keenay wadanka lasoo geliya .
Hadiilagu guulaysto in lacag lasoo geliyo wadanka lab khatarood oo waa waayn ay keenaysaa ee halisku
Keenaaya amaanka wadanka iyo jiritaakiisa .
(1) waxay u adeegsanayaan in dad lagu abaabulo oo amaanka la qalqaliyo
(2) in lala soo baxa xildhibaano aan amin saneyn dowlad nimada somaliland taas oo cadowga u fududaynaysa in wadanka u la wareegaan si fuduud .
Markaa aniga oo ku hadlaa magacayga lnta ila dareenka ah .
Waxaan dowlad iyo golaysaasha ka codsanayaa .
(1) inay curiyaan xeerar lagu xakamaynaayo lacaga wadanka soogelikara .
(2) in aad iyo aab loo hubiyo dadka soo gelaaya golayaasha dowlada .
[3) in dadka sharciyada ka haysata wadamada deriska laga mumnooco inaanay xilka qabankarin meelaha dowlada halbowlah u ah sida agaasimayaasha ,
(Parliaments), sirdoonka , isgaarsiinta dowlada , dekadaha iyo garoomada .
(4) in aday dhaqameedyada laga mumnooco inay saxaafada ka hadlaan iyaga oo ku hadlaaya af gabyaaladeed iyo wixii kale ee lamid ahba
(5) in saxaafada lagu amro wixii wadank masaaliixdiisaka horjeeda masiidaykartaan .
(6) dad ka in lawacyigeliyo loona sheego inay jeejignaan muujiyaan .
Wa bilaahi tawfiiq
The President of Somaliland, Abdirahman Irro, has returned home after undertaking ten days significant visits to Israel and the UAE. These visits mark a notable chapter in Somaliland
(Free sacdiya)the,, failed of somalia
Has arrested a mother's has little baby who did not commit a crime and sentenced her to three years
Why was he arrested,( she said
The government has to stop the high price of fuel)
Dhamaan dadka Somalilander ka ee ku nool london iyo agaarkeeda waxaa laga codsanayaa inay kasoo qayb galaal xaflada sanad guuradii
66 ee kasoo wareegtay markay somalliland xoritada qaadatay