A spokesperson from inside Villa Somalia has threatened suicide bombings in Somaliland (Hargeisa and Berbera) and attacks against the United States and Israel, using extremist and violent language, stating that he will kill and slaughter Somaliland’s people!
Sannado badan oo shacabka Somaliland dhismaha dalkooda & hormarintiisa, kuna taamayeen in uu maalin uun ka mid noqdo qadamada adduunka. Dhowaan waxa ay guran doonaan midhihii tacabkooda, calankanina waxa uu ka baban doonaa xarumaha Midowga Afrika & Qaramada Midoobay. #Somaliland
The spokesperson of the Ministry of the Federal Republic of Ethiopia 🇪🇹H.E. Ambassador Dina Mufti, has officially announced that the MoU is in effect, and they are also announcing the recognition of the Republic of Somaliland these days.
#Somaliland#Ethiopia
I congratulate the people of the Republic of Somaliland on commemorating 64 years of independence from Britain on June 26, 1960. I wish peace, prosperity, & progress for the fellow citizens of this great nation.
#SomalilandIndependenceDay
Heshiiskii Itoobiya iyo Somaliland waa la dhameeyey waana la saxeexayaa, goorta la saxeexayaana waa goor Huq iyo Argagax ku noqon doonta Cadawga Jamhuuriyadda Somaliland meel kasta oo uu joogo.
Hassan Sheekh markii itaal iyo adduun wixii uu hayayba ay u jari weyday inuu Xog ka helo arrimaha heshiiska, Isaga iyo Sirdoonkiisu waxay bilaabeen inay la wareegaan Taariikho ay leeyihiin maalintaas ayaa la saxeexayaa heshiiska, si ay bal hadda haba yaraatee u helaan wax ay nafta kusii samirsiiyaan, Waase laga horreeyaa oo laga dambeeyaa.
Anfariirkii ku dhacay 1dii January mid la mid ah ha u diyaargaroobaan Hassan Sheekh iyo Fiqi.