"Doorashada in lagu galo Sawirka isha bu’deeda, waa ta kali ah ee aynu ku kala badbaadayno,Ciddii diiddanna iyada cirka roob ku og, hawshaasi Annaga fulinayna lacagtiina waanu haynaa"
Muuse Biixi ayaa Sidan Yidhi .
Haddii Cabdi Ismaaciil Samatar Laga Dhigo wasiirka Arimaha Dibadda ee Soomaaliya 🇸🇴 Ma isleedahay Waxbuu ka Badali Siyaasada arimaha Dibadda ee Soomaliya ?
Wanaag kasta oo aad samayso marka adiga falcelin aan wanagsanayn kaaga soo noqoto waxaad ilowdaa wanagii aad samaysay adigoo ka xun falcelinta kaaga soo noqotay.
Qofka soomaaliga ah waliba siyaasiyiinta luqad kale ma waxay u haystaan aqoon?
Maxaa markasta iyagoo soomaali la hadlaya ku kalifa ingiriis {English} inay ku hadlaan
heesbaa waxa ku jirtay af qalaad miyaa aqoontu
Wasiirka Caafimaadka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in laba qof laga helay cudurka Corona Virus gudaha Somaliland.Labada qof ayaa kala ah nin Shiinaha u dhashay oo Berbera jooga iyo nin reer Burco ah oo UK ka soo laabtay.
The Committee on finalising the election laws and regulations of which I am a member had its first meeting yesterday. We also appointed a chairperson. Fair and transparent elections are important for Somalia's future. Somalia has chosen democracy and we must deliver it well.
Today I held the regular Meet Your Minister discussion in which I briefed the people on where we are in #Somalia's economic reform journey. We have come a long way & we intend to go even further. Public engagement is key to good governance & raising domestic revenue sustainably.