Inta nabadu joogtaa ninba laba nin le,egyahày war hooy shacabka haloo turo wixii dalku soo maray ee foosha xumaa yaynaan dib ugu laaban *somaliya hanoolaato*
@alihwarsame Somalida maaha wadaniyiin intooda badan ee waa taageere qof shaqsi qofkii shaqsigaa la fikira waa muwaadain kii kasoo horjeeda waa khaainu wadan bal may nahaan maxaa wadanka u dana kii u dana doortaan maalin walba waa niyad jab hor leh
We have this product.
It is vervy important of somali production wich used for many purpose, such as Medicing, Cosmetics and etc. So if you have a market we have enough supply.
@AliHilowle8@alihwarsame Dadkeena waxaa badan inta fadhi ku dirirka fadhida ayagoo shaqo hayn kuwaas waa in tilaabo sharciya laga qaadaa kuwa shaqada aada waa inay dawladu ka caawisaa qalabkii ay xiran lahaayeen sida face maskiga gloves ku haboon nooca shaqo uu hayo wacayi galina ay samayso dadkuna qatan