Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee ka kala socda Muqdisho iyo shanta dowladood goboleed ee xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ayaa magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar uga qeybgalaya tababar ku saabsan nabadda iyo si taxadar leh u tabinta khilaafaadka
Masha Allaah waa Qoys Algerian ah oo Muddo 23 Sanno ah wax ubad ah kala Helin ugu danbayn Allah SWT Cunug ayu Ku arzaaqay Qoyskaas Marnabba Allah Swt Ma Hilmaamin Baryadda aad Waydiisatay Keliya Samirka Badi , Baryadda Aad Alle Weydiisatay way iman Insha Allaah
85-year-old Palestinian grandmother Jihad Battu from Nazareth in occupied Palestine has just graduated from university and got a BA in Islamic studies!
Battu had stopped school at grade 5 following the Palestinian Nakba in 1948, and insisted on resuming her studies in her 70