Ka maqnaashaha Formaajo, ee Muqdisho, ku soo dhaweynta Xasan, ee Xamar, hadalka Xaaf, e ah; Galmudug ha is ku tashato, ku xiji kan Macallin Maxamuud, ee ah; Galmudug Alle ma ahane, qof kale sugi mee iyo shirka Kismaayo isu geeye, maxaa kuu soo baxaya?!