@Awalekullane Ilma shuluum Sheikh iyo shariif waa isku af, meeshan doontaan aada, somalida kalaa idinka badan. Shaley ilma xabusheed maanta ilma shuluum barito ilma cirfiid
@DrBaadiyow Dani iyo Madobe waxay u dhaqmayan sidii hogaamiye kooxeedyada caqliga ku jiraana waa kaas oo waa ciil qabe yaal waliba dowlado shisheena dabada ku haya umalay maayo in ay xataa ku fikirayaan in ay wax uun xal ah qayb ka noqdaan
@HESharifShAhmed In uu tuug yahey sidee ku ogaatey ma adiguu wax kaa xadey mise dadkuba way lahayeen ayaad ka wadaa oo qoloda daganaashaha diidani ku qaraabtan
@FaisalAliWarabe Dhalanteedku si kasta oo loo buunbuuniyo run ma noqdo, waqti badan baa inaga lumey fadlan waqti dambe yeynan lumin somaliyey danteena aan garano oon sida bani-aadamka u noolano
@DrBaadiyow Awalba wax heshiis lagu ahaa ma jirin, hadii uu jirey maxaa wax uun loo xeerinwaayey, Haji Hassan cid wax qabad ku dhaantaa ma jirtee ha iska joogo