Hi Khaled. I was permanently banned from FundingPips because I logged into my girlfriend’s account from my device to help her buy a challenge and later checked her failed MT5. I never traded for her. I’ve appealed. Could you please help me get another chance? 🙏
@Khldfx
Dear Funding Pips Support Team
I am writing to respectfully request a review of my account and to ask if you could please re-enable the KYC (Know Your Customer) verification process for me.
Here are my account details for your reference:
Account ID #11455747
@@Khldfx @@avikkfp
Dear Funding Pips Support Team
I am writing to respectfully request a review of my account and to ask if you could please re-enable the KYC (Know Your Customer) verification process for me.
Here are my account details for your reference:
Account ID #11455747
@@Khldfx @@avikkfp
We're giving away 10 × $10,000 Instant Funded Accounts. No challenge. No evaluation. Fully funded just like that.
To celebrate the launch of our Live Payout Tracker where you can watch real trader payouts hit in real time, we're putting 10 funded accounts up for grabs.
Follow the 3 simple rules:
1️⃣Like our last 5 posts on IG and X
2️⃣Share this post
3️⃣Comment PAYOUT below
That's it. 10 winners. 10K each. Winners will be selected on Monday.
The Payout Dashboard is live. Your funded account could be next.
Join FundingTraders today.
Most traders celebrate the first payout.
She knew it was just the start.
➡️ Trading since sixth form.
➡️ 8 months funded.
➡️ Multiple payouts.
The real goal? Consistency.
30 day live is finally over. Bro went from not making a single dollar from trading for 2 years straight to getting a payout within 30 days. So proud of him and thank you for everyone that tuned in. Next project is already in motion and going to be bigger and better
WERE GIVING AWAY 20X 10K Instant Accounts 🚀
How to enter 👇
1️⃣ Follow Us @EquityEdgeUK
2️⃣ Like & Repost
3️⃣ Tag 3 friends
4️⃣ Engage with our latest 3 posts
(Like & Repost)
🏆 Winners announced 7th April.
Are you in? 👀
Ciid Mubarak dhammaan muslimiinta caalamka.
Waxa jira masuuliyiin ku shaqeeya sunnihii Marie Antoinette oo ahayd xaaskii Louis XVI (ha cunaan keeg). Dhanka kale waxaa jira kuwo fahmay hoggaamintu waxa ay tahay.
Sawirkan waxa uu ina tusayaa masuuliyiin fahmay micnaha hoggaanka kuwo dadkooda u dhaadhacay gacantana u fidiyey kuwa nugul. Waa tusaale nool oo muujinaya in awooddu tahay adeeg, ee aysan ahayn dano gaar ah.
Waxaa jira masuuliyiin dadka ku caaya baahida, wax la’aanta, gaajada iyo oonka oo marka ay ku dhahan baahi ayaa nahaysa oo maad keeg cuntaan.
Laakiin nasiib wanaag samafalkan naxariista leh ee ay muujiyeen masuuliyiinteena federaalku waa ficillo mudan ku dayasho oo aan ku turjumeyno sunta ka ilmeysiisa masuuliyiinta ku nool xaasidnimo cuqdad hunguri ee bakhaylnimada awgeed la dhiigbaxaya.
Farqiga u dhexeeya kuwa dadka u shaqeeya iyo kuwa naftooda u shaqeeya waa mid muuqda.
Ma cadceeddaa wareegta mise dhulka ayaa wareega ardeygii la weydiiyey wuxuu ku jawaabay, marka aan iskuulka joogo dhulka ayaa wareega marka aan guriga joogana cadceedda ayaa wareegta.
nabadgelyada deegaanka ka jirta yaa keenay oo sabab u ah ?
In ay dadka Soomaalidu ka mid noqoto xisbiga PP ayaa keenay ?
hindiisa iyo qorshaha Mashruucyada waaweyn ee federalku deegaanka ka fuliyey yaa iskeleh
qorshayaasha sida Corridor Jigjiga, Mashruuca Dalxiiska Shabeeley iyo miisaaniyadda lagu fuliyey yaa iska leh.
Ilaha-dakhliga deeganku xaggee ayuu ka soo xaroodaa?
Dadkii uu isbeddelku keenay ma sheegan karaan in ay iyagu isbeddelka keeneen?
Si kooban marka aan uga jawaabo dawladda federaalka iyo siyaasadda Medemer ee Dr Abiy Ahmed ayaa sabab u ah amniga deeganka.
Dadka uu isbeddelku keenayna iyagu isbeddelka ma sheegan karaan waayo goob-joogba ma ayna ahayn.
Heshiiska nabadeed ee ay dawladda federaalku la gashay ururradii hubeysnaa ee dalka ka jirey (dhanka dawlad) waxaa keenay guud ahaanba dawladda federaalka, gaar ahaan Dr Abiy Ahmed cid kale ma jirto
In ay Soomaalidu ka mid noqoto xisbul-xaakimka waxaa iska lahaa bilow ilaa iyo dhammaad Dr Abiy Ahmed. Dadka deegaanka ka maqnaa in ay sheegtaan iska daaye xataa kuma ayna fikirin in ay Soomaalidu ka mid noqon karto PP, Waxaan maqli jiray indho-adagaa ma jiir buu liqay Dadkii uu Isbadalku keenay ayaa sheeganayan in ay iyagu sabab u ahaayeen in ay Soomaalidu ka mid noqoto ururka PP oo ay riisal/waxaaraha dalka Dr Abiy Ahmed ku khasbeen una halgameen ka mid noqoshada Soomaalida ee PP.
Hindisaha qorshaynta iyo fulinta mashruucyada waaweyn ee ay dawladda federaalku deegaanka ka fulisay waxa iska leh Dr Abiy Ahmed oo keliya, laakiin dadkii uu isbeddelku keenay waxay xaq u leeyihiin in ay isku sawiraan.
Hindisaha masharuuca dalxiiska Shabeelle iyo qorshaha-Corridor ka ee Jigjiga waxay kamid yihiin qorshayaasha heer qaran sida Urban Development and Smart City Projects iyo The Corridor Development Project, Industrial Parks Development Program, Economic Reform and Investment Liberalization.
miisaaniyadda lagu fuliyeyna Corridor jigjiga iyo masharuuca Shabeeley waxay ka timid federaalka. Kor u qaadidda iyo kordhinta miisaaniyadda deegaanka waxa iska leh Dr Abiy Ahmed.
Miisaaniyadda deegaanka 90% waxay ka timaadaa federaalka, wixii lagu qabtana waxa kaalin wey ku leh federaalka. Su’aasha muhiimka ah waxay tahay dakhliga deeganku xaggee ayu ka soo xaroodaa.
Dakhliga deegaanku wuxuu ka soo xaroodaa lacagta ka timaada dawladda federaalka oo uu deegaanku dib u canshuuro marka loo badalo Recurrent and Capital Budget, kadibna wuxuu ka dhigtaa dakhli uu soo xareeyey . Hadii ayn dawlada dhexe miisaaniyada kabista ah soo dirin dakhliga deeganku ma jirayo waxa.
Marka dadka deegaanka Af-Soomaali wax lagu sheegayo dhammaan waxqabadyadan kor ku xusan waxa qabtay dadkii uu isbeddelku keenay ee aan deegankaba joogin . Marka luuqadda Amxaariga lagu hadlayo lama sheegan karo.
Dadkaas waxaan leeyahay muxuu u hadlaya xaq iguma lihid Beentu waa xaaraane ma wax aan run ahayn ayaan kaga hadley qormadan. Maya maya Xaashaa lilaahiye maya.
30 × $1,000 Instant Accounts to the FundingPips Twitter community.
How to enter:
Step 1 : Follow FundingPips Twitter Account.
Step 2 : Like & Reshare the Giveaway post and Step 3 : Stay Active on FundingPips Twitter
Step 4 : Tag at least 3 trading friends telling them what is your favourite thing about FundingPips Instant Accounts.
Please note that we will randomly select 30 winners after 1 week and announce them next Wednesday on twitter page.