@SoomaaliLady Aniga aya Ku haya xaalka Igu Fican Oo aan Caan Ku Noqon kartid Aniga Oo aan wax howl ah galin, Kaliya Waxa lagaga Bahan yahay in aad Aniga Oo ah Ninka so qoray Sidan Aad halmar Sawir Ila ga shid. 😂😂
@OGAA_NSHO@OGAA_NSHO Walal Aan Ku xidhanahay Walal Wax badan Iga badelay Walal Wax Badan i tusay Walal wax badan i kala baray Walal wax badan Oo aduunka ka mid ah i tusay Oo i kala baray Qof Aan Aan Igu xidhanahay Walal Omer Sharfi Korkaga ❤️💯🙏
Nin Weyn ayaa Mar Uu Wiilkiisa la hadlayay Ku Yidhi:- ha u baran Aqoontaada Sidaad Ugu Shaqo tegi lahayd Oo Kaliya u baro Si aad Noloshaada farxadeeda u Samaysato."
Haddii aadan Awoodin Inaad Cuntada iska bixiso. Si bilaasha Ku Cun Wax Walba Waa hadiyad Rabbi #Swtc ka timid." Dadkii Wanagsana Wali ka May Si dhaman Dunida.🙏
Marka aad barido bani aadamka Ee aad Wax waydiisato Waxa Ku furma albaabka Faqriga….
Balse Markad Allah barido Ee aad Wax waydiisato Waxa Ku furmaya albaabada Raxmada….
Hadaba ka kaafton baryada bani aadamka adigoo Ku kaaftomaya baryada Allah….