Haddii dowlad Soomaaliyeed ay muwaadin Soomaaliyeed u gacan geliso dowlad shisheeye, arrintaasi waxay dhalinaysaa su’aalo culus oo ku saabsan ilaalinta xuquuqda muwaadiniinta, madaxbannaanida dalka, iyo hufnaanta go’aanka. Shacabka waxay xaq u leeyihiin in si cad loo sharaxo sababta iyo habraaca loo maray, si loo ilaaliyo kalsoonida shacabka iyo sharciga dalka.
#Mudaharaadka Caabudwaaq:
Codka Dadweynaha ee diiddan Isku-dhejinta Kursiga iyo Doorashada Kusheegga
Caabudwaaq — Waxaa maanta ka dhacay magaalada Caabudwaaq mudaharaad ballaaran oo ay ku qaylinayeen boqolaal qof, oo intooda badan haweena, iyagoo si cad u diiddan isku dhejinta kursiga Villa Somalia iyo qorshaha doorashada been abuurka ah ee ay waddo maamulka madaxweyne hore @HassanSMohamud
We strongly condemn @FIFAWorldCup decision to exclude highly qualified Somali referee Omar Abdulkadir Artan from officiating at the 2026 FIFA World Cup following his denial of entry into the United States.
This is unacceptable from football’s world governing body. FIFA claims to promote unity, diversity, and global inclusion, yet it has failed to advocate forcefully for one of its own selected officials — a pioneer from a nation underrepresented on the global stage. By accepting the exclusion without challenge, FIFA undermines the spirit of the World Cup and sends a message that some referees are more equal than others based on nationality.
We demand that FIFA:
• Publicly and vigorously protest this discriminatory treatment.
@HassanSMohamud oo Doorashada iyo Banaabaxyada Socda Ka hadlay🤣
"Qof banaan baxaya oo Tabeella wata oo Codkiisa in uu Cabiro raba Tastuurkana u ogolyahay Ninka ay dhibayso een u adkaysan karin ee diidaaya,
Jidadkana Xiraya Ciidankii Militariga iyo Booliska banaanka u soo dhigaya baa na oranaya dadka Soomaaliyeed baa si Xor ah Codkooda u dhiibanaya"