PM @MohamedHRoble stresses again that the Prosecutor and the Armed Forces Tribunal Court must expedite the investigation of Ikraan Tahliil Farah’s case and bring it to the relevant court.
The escalation of the situation by @TheVillaSomalia hours after the International community calls for de-escalation is an sad development designed to disrupt the election process. Obstruction of Justice for Ikran Tahlil will encourage citizens taking the law into own hands.
Golaha Midowga Musharraxiinta wuxuu u arkaa go’aannada uu soo saaray @M_Farmaajo inay yihiin kuwa lagu carqaladeynayo dadaalada RW @MohamedHRoble, ee ku aaddan in baaritaan daah furan iyo caddaalad la helo kiiska Ikraan Tahliil.
BREAKING: Somali police forces caught on camera torturing journalists covering protesters demanding justice for a female spy agent who had gone missing for two months.
Waxan dareenkayga oo murugo iyo xanuunba leh aan la qaybsanayaa qoyska Ikran Tahliil oo runtii caddaalad
Iyo xaq duudsi ku dhacay.
Waxan rajaynayaa in Ikran nooshahay. RW.Rooble wuu ku mahadsan yahay
Go'aankiisa adag, waxa se
Muhiim ah in dadka ka mas'uulka waajibkooda la mariyo
#Hadalhaynta@MrDuqa ayaa bilaabay qorshaha ay maanta diyaariyeen in lagu daboolo ama lagu hoosaasiyo dareenka dadka ka xun sida Ikran Tahlil loo dilay, waxaa jiro kooxo badan oo loo diyaarinayo in ay wax yaabo bilaa micno ah social media galiya la yiri si loo qariyo kiiskan.
#Hadalhaynta
Halgan Media ayaa heshay warbixino muujinaya in Fahad iyo Farmaajo ay dagaal iyo iska caabin diyaar u yihiin, qorshohooda ugu horeeya ee maanta ayay HM heshay waxayna sheegtay in CBB di hore oo kala jabtay dib la isagu keenayo si weerar culus loogu qaado RW Rooble.
Military prosecutor Gen Abdullahi Bulle Kamey sets up a team to probe the disappearance of Ikran Tahlil, head of the spy agency's cybersecurity department who went missing on 26 June this year.
Fahad Yassin and Farmaajo cannot investigate themselves
#Somalia, when you die people pray for you without not asking justice for you. Finding answers and justice for the victim always brings upon peace within society. I hope someday we can get some answers to what happen to @engyarisow and the rest of the BRA staff. #RIP
#Doorashadda2021
Waxaa gudaha magaalada Mogadishu la soo galiyay rag is qarxinaya, miinooyinka yar yar ee gawaarida lagu xiro & koox loo tababaray dilalka qorshaysan, qorshaha wuxuu yahay in hadii meel kale la isku waayo sariirada hotelada ama guriga la iskugu xiro miinooyinka.
The plot to assassinate Ikraan Tahlil, the missing NISA's cybersecurity department head was masterminded by Fahad Yassin and his deputy Kulane Jiis, and #Mogadishu spy chief Yassin Farey was in charge of the execution, says Mahad Salad, a #Somali MP.
https://t.co/Y7KlFCiIfC
The national Intel agency of Somalia is under the spotlight yet again after a female officer who had worked for the agency disappeared on June 26. The family of Ikran Tahlil Farah are demanding answers from @HSNQ_NISA and @M_Farmaajo about her whereabouts.
#Hadalhaynta
Waxaa socdo abaabul dhalinyarada gobolka Banandir ay kaga so horjeedaan barakaca haatan ka socdo magaalada Mogadishu, dhalinyarada aya isticmaalaya hashtag #QaxiiFarmaajo si ay u dareensiiyaan madaxwaynaha waqtigiisa dhamaaday inu ka baaqsado xukun xoog lagu boobo.
Sources confirm Aden Abdi Turuq who often goes by the alias Adan Coobe died from COVID19 last night in Mogadishu.
Aden was a high ranking official in Al Shabaab’s powerful “Shuurada” Council before being assigned a post with Somalia’s Intelligence Agency (NISA) in 2019.