Somalia is at a tipping point.
Hundreds of thousands are at immediate risk of famine. Millions more face extreme levels of acute hunger.
We need increased support & humanitarian access to save lives. https://t.co/klnr5EMYih
The ladies who represent us in the government should not only look at the rights that we are lacking in the government but also talk about the problems faced by women when they go to work, whether it is a government job or a private one.
#plzsupportUs
Ladies in the parliament and those in the executive council, we demand that there should be a law against the harassment of women who are looking for jobs and whose rights are violated, oppressed, humiliated and forcefully demanded their body as a pre-condition to their jobs.
Gabdhaha baarlamaanka ku jira iyo kuwa golaha fulinta waxan ka dalbaneyna iney sharci kaso saaran tacadiyada lagula kaco gabdhaha shaqada raadsanaya kuwaas oo xuquuqdoda lagu tunto, la caburiyo, la yaso sidokalena shaqaaleysiintoda lagu xiro in jirkooda laga dalbado.
…
Dumarka waa laf dhabarka aduunka waxena kaaban
#Raga kuwas o kala ah #walalkeda#Ninkeda#wiilkeeda wana kuwa biri wax noqda
#wanaiskaabnaa anagu idil
#ayado sinaan balayo radin ma is garab sanaa si aan dunida wadajir wax ugu qabsano?
The former president @M_Farmaajo failed to mention the plight of 3 million Somalis facing severe droughts nearing famine like conditions. Spent his time self congratulating on his failure for past 5 yrs and alas, the tacitly acceptancing the leadership of the PM he “suspended”.
#GalMudug gulufka colaaddeed ee ka socda & kan la maleegayo dan uma ahan dadka & deegaankaba.
Somaliduna had&jeer waa ka mustawo sareeyaan awood baan kugu xukumayaa balse wadahadal ayaa muhiim ah, waana la soo arkay faa’iidada GalMudug ay u leedahay marka loo midoobo danta guud.
Waa ceeb iyo ayaandarro ina haysata haddaan nahay soomali, reer gedo waa in aay ka dhiidhiyaan ninka sida gunnimada leh u hadlay, haddaad raali kaga noqotan ikraan hooyadeed in la dulmiyay ayaad raali ku tihiin, taariikh ayaana qormi doonto
Dadnimaa loo doda
“Ikraan hooyadeed carrabka ha laga soo jaro” waa hadal gurracan oo dhiillo colaadeed xambaarsan. Inuu sidaas u hadlo Guddoomiyaha Degmada Luuq waa gaboodfal aad u weyn. Mana mudna inuu xilkaas sii hayo ninkan. Waxaan rajeynayaa in reer Gedo ay masuuliyiin kale raadsan doonaan.
As we mark our 2nd anniversary of establishment we also celebrate the international day of peace.
This year the world celebrates this day under the theme "Recovering better for an equitable and sustainable world" which inspires everyone to think creatively about recovering better
Guul ayaan u rajeynayaa kooxda difaaca baddeena, waxaan ku baaqayaa in aan garab istaagno innaga oo meel iska dhigeyna waxyaabaha kale ee lagu kala aragti duwan yahay. Difaaca baddeennu waa mas'uuliyadda qof kasta oo Soomaali ah. Waan guuleysaneynaa inshaAllaah.