"Qofku in uu qof u noqdo shaqaale iyo inuu isagu naftiisa u shaqaysto waxaa uu waxsoosaar badanyahan in uu si nafsi ah u shaqaysto,
Ilyaas Cismaan Lugatoor, Ku Simaha Madaxweynaha DPL, ahna Madaxweyne Ku Xigeen DPL.
#PLYEC2024.
Waxaa aannu ka leennahay ujeeddooyin kala duwan, kuwaas oo ay ka mid tahay soo bandhigidda cilmi baadhis ku saabsan fursada bannaan iyo caqabadaha hor taagan dhallinyarada si sannadaha soo socda looga gaadho xal waara.
Jaamac Xasan.
#PLYEC20248
"Dhallinyarada xirfadda leh ee hadda la tabobaray waxaa aan ku boorrinayaa in ay suuqa awood geliyaan oo isbeddel ka abuuraan.
Ruun Cabdi Kamas, Guddoomiyaha Dhallinyarada Puntland.