Top Tweets for #PLYEC2024
We are pleased to share with our vibrant youth community the key outcomes from the recent Puntland Youth Employment Conference. This 7-point communique reflects our collective commitment to empowering Puntland's youth.
#PLYEC2024 @Puntlandyouth1 @puntnefa

QHaatan waxaa a soo gaadhey gunaanadkii Shirweynaha Shaqo Abuurka Dhallinyarada Puntland oo muddo labo maalmood ah ka socdey Martisoor Hotel, Garoowe.
Shirweynaha waxaa soo agaasimay Wasaaradda Shaqada iyo Shaqalaha.
#PLYEC2024.

Kor u qaadidda Nolosha: Awood siinta barakacayaasha Puntland oo leh xirfado farsamo oo ay ku shaqeystaan.
Cilmibaadhistan ayaa falanqayn ku samaynaysa hab-nololeedyada,
Mohamed Said, Cilmi-baadheka tiraan SIDRA Institute.
#PLYEC2024.

Doodda waxaa ka qaybgelayey Faadumo Camalle wakiil ka socda T-HUB, Maxamed Cabdullaahi wakiilka PDON, Aamino Maxammuud Agaasimaha Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska, Jaamac Xasan Agaasimaha MOLSA, Dooddana waxaa hagaysa Gaasira Gaballaax.
#PLYEC2024.


"Waxa maalintii 2aad si toosa uga furmay hotel martisoor Shirweynaha Shaqo Abuurka Dhalinyarada Puntland "
#PLYEC2024

Talobeeg Foundation attended today's Puntland Youth Employment Conference 2024 alongside Vice President of Puntland HE. Ilyas Osman Lugator. #PLYEC2024

"Dhallinyarada xirfadda leh ee hadda la tabobaray waxaa aan ku boorrinayaa in ay suuqa awood geliyaan oo isbeddel ka abuuraan.
Ruun Cabdi Kamas, Guddoomiyaha Dhallinyarada Puntland.
#PLYEC2024.

"Barnaamijkani waxaa uu mudanyahay boorrin iyo tabbogelin is garab socda, dhallinyaradu waa aas'aaska umadda, marwalba oo xirfaddooda iyo waxsoosaarkoodu xoogganyahay waa marwalba oo bulshadu xooggan
Cabdirashiid Xasan, Wasiir ku xigeenka wasaaradda Caafimaadka DPL.
#PLYEC2024.

"Barnaamijkani waxaa uu mudanyahay boorrin iyo tabbogelin is garab socda, dhallinyaradu waa aas'aaska umadda, marwalba oo xirfaddooda iyo waxsoosaarkoodu xoogganyahay waa marwalba oo bulshadu xooggant
Cabdirashiid Xasan, Wasiir ku xigeenka wasaaradda Caafimaadka DPL.
#PLYEC2024.

"Horumar kastaa waxaa uu ku taaganyahay saddex tiir oo ah Xirfadle, Maalgeliye iyo hoggaamiye, haddii saddexdaas midkood la waayo labada kale islama jaanqaadi karaan.
Cabdiraxmaan Axmed Ismaaciil, Wasiiru dawlaha wasaaradda macdanta, biyaha iyo tamarta.
#PLYEC2024.

"Waa farxad in bulshadeenna 3% ay noqotay hawlgab, taas macnaheedu waa 97% bulshada Puntland ay yihiin dad ku jira suuqa shaqada iyo dad hadda soo koraya jaranjarada,
Ilyaas Cismaan Lugatoor, Ku Simaha Madaxweynaha DPL, ahna Madaxweyne Ku Xigeen DPL.
#PLYEC2024.

"Puntland waa dhul khayraad badan leh, waxaa ay kaalmaha hore kaga jirtaa khayraadka badda, macdanta iyo xoolaha nool, bulshadeeda waxaa ku yar farsamadii ay kaga faa'idaysan lahaayeen khayraadkaas dabiiciga ah,
Baxsan Saciid, Wakiilka UNFPA.
#PLYEC2024.

"Qofku in uu qof u noqdo shaqaale iyo inuu isagu naftiisa u shaqaysto waxaa uu waxsoosaar badanyahan in uu si nafsi ah u shaqaysto,
Ilyaas Cismaan Lugatoor, Ku Simaha Madaxweynaha DPL, ahna Madaxweyne Ku Xigeen DPL.
#PLYEC2024.

"Qofku in uu qof u noqdo shaqaale iyo inuu isagu naftiisa u shaqaysto waxaa uu waxsoosaar badanyahan in uu si nafsi ah u shaqaysto,
Ilyaas Cismaan Lugatoor, Ku Simaha Madaxweynaha DPL, ahna Madaxweyne Ku Xigeen DPL.
#PLYEC2024.

انطلق رسميا اليوم في العاصمة #غاروي مؤتمر #بونتلاند لتوظيف الشباب
وقد نظم المؤتمر وزارة العمل والشباب والرياضة بالتعاون مع المنظمات الدولية.
يركز هذا المؤتمر على خلق فرص عمل للشباب وكيفية إيجاد حل دائم للبطالة المنتشرة بين الشباب في بونتلاند
#Puntland
#PLYEC2024

"Puntland khayraadkeeda ugu weyn waa Badda, qodobka labaad waa Macdanta, Xoolaha-nool iyo Beeraha waa qaybaha xiga. Waxaa aan boorrinayaa in dhallinyarada diiradda loo saaro
Cabdiraxmaan Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.
#PLYEC2024.

"Labadii sano ee u danbeeyey waxaa aan aad u dhiirrigelinaynney in laga faa'idaysto cadceedda iyo beeraha, runtii waxaa aan aragnay in labadaas tallaaboba guuleysteen.
Maxamed Casayr, Wakiilka Save The Children.
#PLYEC2024.

"Shirkan waxaa isugu yimid tiirarka kala duwan ee xirfadaha haddii ay tahay xirfadlihii, xirfad bixiyihii, jaamacadihii iyo qaybaha kala duwan si ay uga doodaan sidii loo dhimi lahaa shaqo la'aanta dhallinyarada Puntland."
Maxamed Casayr, Wakiilka Save The Children.
#PLYEC2024.

"Fursadda markii la baahiyey waxaa aan ku arkay baraha bulshada, waa aan xereeyey illaa aan ka mid noqday guuleystayaashii, farsamadan waxaa aan kaga kaaftoomay baahi badan oo iga haysatey dhar tolista iyo wax walba farsamada gacanta ee Harqaanka.
#PLYEC2024

Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.5M followers

Barack Obama 
@barackobama
118.8M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.5M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.1M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.3M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
84M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.5M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.5M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.9M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.5M followers

Bill Gates 
@billgates
65.3M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.2M followers

CNN 
@cnn
61.7M followers

X 
@x
60.7M followers




















