Isbadalka iyo horumarka siyaasadeed ee dowlad goboledka Jubbaland waa guul maanta u soo hooyatay shacabka reer Jubbaland oo gacmaha is qabsaday si weyna u garab istaagay maamulka dowlad goboledkooda Jubbaland
Somaliland way ku fashilantay Lascaanood jid kale oo u furan ma jirto waa in ay iskaga baxaan goobaha ay ku suganyahiin reer somaliland. Khatumo State waa in ay ka tashadaan danahooda.