I am deeply grateful for the overwhelming support, encouragement, and kind messages I have received from people around the world. Your solidarity has reminded me that football unites us beyond borders. Thank you to everyone.
🇸🇴 Artan, recibido como un héroe en Somalia tras ser vetado de arbitral en el Mundial.
🙏 "Quiero agradecer a la FIFA por apoyarme en todo momento".
#JUGONES
The Somali referee Omar Artan 🇸🇴 has been refused entry to the United States despite holding a diplomatic passport, without any apparent reason!
Omar, who is regarded as the best referee in African, will NOT be attending the World Cup because of a decision by the United States!!
🚨 Lamine Yamal statement.
“𝐈 𝐚𝐦 𝐌𝐮𝐬𝐥𝐢𝐦, 𝐚𝐥𝐡𝐚𝐦𝐝𝐮𝐥𝐢𝐥𝐥𝐚𝐡.
Yesterday in the stadium, the chant “the one who doesn’t boo is Muslim” was heard. I know it was aimed at the rival team and it wasn’t something against me — but as a Muslim, it doesn’t stop being a lack of respect and something intolerable”.
“I understand that not all the fans are like that… but to those who sing these things: using a religion as a joke in a stadium makes you look like ignorant and racist people”.
“Football is for enjoying it and cheering, not for disrespecting people for who they are or what they believe in”.
“That said, thanks to the people who came to cheer us on, see you at the World Cup”.
Inkastoo Villa soo bilaabista gadaal ay ku fiicnaayeen, haddana waxaa dhaceysay in mar-marka qaar qaladaad sameeyaan, taasoo sababtay in Arsenal hesho fursada ay goolka bar-baraha ku dhaliyeen.
Villa, qaladaadkan oo kale marmar badan ayay sameeyeen sida ciyaartii Liverool.
Waxaa jirtay marar ay Arsenal u raacaayeen Astom Villa high laakiin ma badneyn. (Muuqaalka 1aad).
Sidoo kale, labadda koox-ba waxay inta badan isgu dayaayeen in hal dhinac kubadda ka dheelaan (Overload) kadibna si deg-deg ah dhinaca kale kubadda loo geeyo. (Muuqaalka 2aad)
Sababta kale ee Arsenal ku qasabtay inay gadaal u laabtaan (low pressure), waa in Villa marka ay kubadda dib usoo helaan ay ku wanaagaanaayeen rogaal celinta (Counter Attack) iyagoo baasas kooban ku taagaayo goosha Arsenal.
Sidaas darteed, Arsenal (4-2-4/4-4-2) oo low pressure ah ayay kubadda ku raacyeen.
Laakiin is ilaalinta Arsenal, mar kale Villa way ka faa’ideesatay iyagoo kubadda geesaha geenaayo si 1v1 ugu imaadaan Fullbacks-ka.
White ayaa aad ugu dhibtoodaty celinta Morgan.
Sidoo kale, Arsenal waxay furaayeen spaces badan oo ciyaartoyda Aston Villa u ogolaaneesay inay kubadda ka dhex tusiyaan.
Waa sababta Arsenal ku qasabtay inay gadaal uga degaan Aston Villa oo aysan xoog uga raacan afka hore si loo daboolo banaanadaas.
Marka Chelsea ay 10 ciyaaryahan ku noqdee, Arteta wuxuu waqtiga nasashada beddelay Riccardo Calafiori isagoo soo geliyay Myles Lewis-Skelly. Bedelkaas ayaa noqday pivot-ka ugu muhiimsan ee Arsenal si ay jebiyaan low block-ga Chelsea.
Hal dhibic oo ay labada dhinacba kala qaateen waxaa loo arki karaa ciyaar ay Arsenal dayacday fursad soo martay halka Chelsea aad loogu amaani karo roosaha ka hor & kadiba sida ciyaarta u xakameeyeen.
Enzo Maresca asiga ayaa qaadanaayo credit-ka ciyaarta…
London Derby (Chelsea V Arsenal)
Ciyaar physical, high intesity ah calaamado badana la bixiyay ayaa Stamford Bridge dhibcaha lagu kala qeybsaday.
Haddaba, sidee macalin Maresca u xakakmeeyay hogaamiyayaasha Horyaalka? Hoos ka aqrsio faah-faahinta tactical ee ciyaartas. 👇
Man City comfortable kuma dareemeynin marka kubadda gadaal kasoo dhisaayaan iyagoo GK-kooda isticmaalaayo. Waa marka kaliya Pressing Liverpool u muuqday mid effective ah.
Waa sababta City ay goal kicks & dead balls inta badan kubado dhaadheer u isticmaalaayeen.