Freelance journalist, formerly Royal tv & Kalsan tv journalist,known for his work towards charities.he always wanted to help his ppl, RTs does not endorsement.
Xaqiiqdii waa wax laga xumaado in maalin walba beesha caalmka iyo safiirada qaar ula hadlaan madaxa soomaalida si aan qumanayn, bahdil iyo sumcad-xumo shakhsiyadeed iyo mid Dalba u keeni karta #Qarankeena
Doorashadaan waa mid isku dheela tiran dhan waliba, maaha middi aan Aniga rabay, lkn waxaa rabto haddaad waydo waxaa ka badin wayso inaa samayso weeye, haddii laba iga maqan tahay sedexna aan ku diido hada ma aqaan meesha aan wax geyn karo..
M. Farmaajo
2/2 Madaxda waxaan ugu baaqayaa in aan fiirsi la’aan darteed la iska hor keenin booliiska iyo shacabka. In la miisaamo faa’iidada ka hortagga ee ay leedahay bandowgu, waaba haddii uu shaqeynayee, iyo culeyska uu bulshada ku hayo oo khasaare keenay.
#YuusufGaraad
1/2 Dad maalin oo dhan basaska fuushan, xafiisyada tuban, suuqyada isdhex socda, kubbad cayaaraya, masaajidda hawiran, qaraaba salaan iyo bukaan booqad ku jira, xikmad ma aha marka ay afuraan 49 daqiiqo ka dib guryaha kama bixi kartaan in lagu yiraahdo.
Yuusuf Garaad
Dhax-dhaxaad Maa Tahay ?????
Dalkaaga iyo Dadkaaga Dhaxdhaxaad maka noqon kartaa hadaad iska diido in aad noqoto Qaran-dumis ama Guul-wade ?
Dalkeena waxaa lagu tilmaamaa In uu qani ku yahay qeyraad fara badan... https://t.co/CVHxcdr0XI
Qofka aan aqoon (aun) #ENGYariisow ha akhristo Qormadaan uu Yusuf Garaad ka qoray xiriirkii saaxibtinimo ee kala dhaxeeyay Marxuumka, Qabriga alaha u waasiciyo janno na hageeyo aamin..
Waxaan maanta ka qeyb galay aaska Marxuum Cabdiraxmaan - Yariisow oo aan is naqaannay muddo dheer oo ka soo billaabata ardaynimadeennii ilaa aan Gole Wasiir wada fariisanno.
Waxaan... https://t.co/4h0UmwU82t
Inaalillahi wa inaa ileehi raajicuun, ilaahay ha u naxariisto Cabdirahman Cumar Cusman #Eng#Yariisow shaqsi furfuran mar walbana garab taagan Dowladnimada #Soomaaliyeed siyaasi saaxiib lahaa cidkasta madax hore iyo mid danbe Alle Ya Raxma