@AAbdishakur Somalia maanta waxay u bahantahay warshado ay ganacstada maalka ilahay siyaay dalkaan ku hormariyan o shaqaalisiya dhalinyaro badan si ay nolol ugu abuurtaan atleast dadkiina siyasada ku jira ku dhiiri galiya ganacstada inay dib u abuuraan warshadaha
@MoBakayle Dowlad Somalia wa in waxa ka wabata bakeylo waxaad buun buunin in magalada qudus yahud siyay ayadoo dad Muslim ah ay qarni difaac ugu jiraan