Hadal jeedinta Gudoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Mudane Cabdikariin Axmed Xasan ee Kulanka ka talo-gelinta Ururrada Siyaasadda ee Soo Gudbinta Liiska Magacaabista Murashaxiinta.
WAR (NEWS):
Raisulwasaaraha UK, Keir Starmer, ayaa maanta daaha ka rogay, tallabooyin hor leh oo looga hortagayo, dadka u soo hayaamaya UK.
Waxa uu sheegay, hadaad dooneyso in aad ku noolaato UK, ay qasab tahay in aad ku hadli karto, misna taqaan, luuqadda Ingriisiga.
HNews.
NEWS-Heybad media -19/11/2024- Somaliland.
Somaliland opposition leader, Abdirahman Mohamed Abdullahi "Iirro", has won last week's presidential election, The electoral commission of Somaliland, announced.
Heybad Media
#the_voice_of_somalis_in_exile
Raisulwasaaraha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre iyo wafdi luu hagaaminaayo ayaa u kicitimay, xaruunta Qaramada Midoobey ee ku taal magaalada New York, dalka Mareykanka, kalfadhigga 79-naad, ee QM.
Sources: SNTV.
WAR (NEWS): Israaiil ayaa xidhay xafiiska warbaahinta, ee Al Jazeera ay ku lahayd, Ramallah, waxeyna shaqaalaha siiyeen, 10-daqiiqadood oo ay alaabadooda gaarka ah ku aruursadaan, kagana baxaan xafiiska.
sources: Al Jazeera English
Heybad Media
#the_voice_of_somalis_in_exile
Great news for #Somalia as Paris Club cancels 99% of our debt, marking a big milestone in the country's journey to financial recovery. Over $2bn in debt forgiven by countries like the US, Japan, & Russia. Somalia is back on track with debt relief under the #HIPC Initiative.
Waxaa la soo werinayaa in cilladi ay ka jirto geliyaanka Facebook, Instagram iyo youtube.
Dadka qaar waxeey sheegayaan in passwords kii aneey u shaqeeyneynin, in ay badalaana u suurtagaleynin.
Amina Wehelie