Top Tweets for #HeybadMedia
Eid Mubarak to you and your family. πππ
Ciid Wanaagsan walaalayaal, idinka iyo qoysaskiinaba. πππ
#aminawehelie
#aminasoundspodcast
#heybadmedia
Habeen dambe iyo wareysi toos ah qoraa Cabdijibaar Nuux And Ismaaciil iyo buugiisa cusub ee SHIMBIRKII DUNIDA BADALAY. 8:00PM UK, 11:00PM Bariga Afrika.
#HeybadMedia #AminaWehelie
#Writers_Club
#Somali_Young_Writers
#Writing_Yard
Wareysi: Captain Culumo Cabdullahi Hilowle, gabadhii ugu horeysay ee Soomaaliyeed oo markab Captain ka noqotay. #HeybadTV #HeybadMedia #AminaWehelie #Capt_Culumo https://t.co/HPNtP3JkIJ

WAR GOOR DHOW YIMID: (Breaking News)
Xooghayihii maaliyadda ee Britian, Kwasi Kwarteng ayaa xilka laga qaaday, ka dib markii uu eersaday sharuucdii ku aadaneyd dhimista canshuuraha, ee maal-qabeenkana lagu naaxinayey, saboolkana lagu ciqaabayey.
#HeybadMedia

WAR HADDA YIMID:Nin Tooreey ku hubeysan ayaa boolisku ku toogteen goobta baabuurta la dhigto ee xaruun boolisku ku leeyahay magaalada Derby.Ninkaan ayaa weli la shaacin magaciisa.
#HeybadMedia. #Voice_Of_Somalis_In_Exile.

WAR HADDA LA HELAY (BREAKING NEWS):
UK oo saddex saacadood Tamar la;aan noqon doonta:
Heyadda National grid ayaa ku dhawaaqday in ay dhici karto in UK ay koronto la'aan noqon kareyso saddex saacadood oo xiriir ah, xilligaan qaboobaha ee sanadkaan.
#heybadMedia.

WAR GOOR DHOW YIMID (BREAKING NEWS):
Raisulwasaaradda Biritan Liz Truss ayaa ka laabatay, go'aanka dowladeeda ee ahaa 45p.
#HeybadMedia
#Voice_Of_Somalis_In_Exile

Boqoraddii UK oo geeriyootay, iyadoo 96-jir ah.
Warka geerida Queen Elizabeth II oo faahfaahsan ka akhriso, bogga facebook ee Heybad Media.
https://t.co/g6uP0CT5YV
#HeybadMedia

WAR-17/08/2022- Saamiga dulsaarka lacagta ayaa mar kale kor u kacay, wuxuuna markaag gaaray laba-jibaar sidii uu ahaa, oo dursaarku iminka waa 10.1%, waana halkii ugu sareysay ee muddo 40 sanadood ah.
#HeybadMedia
#voice_of_somalis_in_exile
Natiijooyinka madaxtinimada Keenya oo goor dhow lagu dhawaaqayo.
#HeybadMedia

Daba-gal War-2 News Update-2)-Booliska New-York ayaa xiray Hadi Matar oo 24-jir ah oo Tooreey la dhacay, qoraaga Salman Rushdie maanta. Matar ayaa ka yimid, New Jersey wuxuuna tooreey kaga dhuftay Rushdie qoorta iyo caloosha.
#HeybaMedia

WAR-12/08/22-Birmingham:
Booliska Britain ayaa shaaca Ka qaaday, in 17 qof oo isugu jira ciyaartooy iyo wafuud ka qeybgashay ciyaarihii Common Wealth Games-ka ee dhowaan lagu soo geba-gebeeyey magaalada Birmingham ayaa la la'yahay meel eey jaan iyo cirib dhigeen.
Heybad Media
17-kaan qof ee la waayey ayaa Ka kala socday, dalalka Siri Lanka, Baakistaan, Kaameruun, Gaana iyo Batuswaana.
#HeybadMedia

Breaking News #HeybadMedia
WAR HADDA YIMID (BREAKING NEWS):
Qoraaga Salman Rushdie oo qoray buug uu ugu magac-daray AYADIHII SHEYDAANKA (SANATIC VERSES) ayaa lagu weeraray meel masrax ah oo ku taal New York.
Sources: BBC
Heybad Media
#voice_of_somalis_in_exile

WAR-7-ba magaalo oo ku yaala UK, ayaa ku soo baxay liiska gaaban, ee tartanka magaalooyinka lagu qabanayo baratanka heesaha ee dalalka Yurub.Magaalooyinka soo baxay waxaa ka mid ah Birmingham, Manchester, Leeds, Liverpool, Sheffield, Newcastle iyo Glasgow.#HeybadMedia

WAR-12/08/2022-Baqdad:Muqtada al Sadr, ayaa boqolaalo taageerayaashiisa ah qudbad ugu jeediyey salaadii jimcaha magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq, shalay ayuu qabtay muddo hal isbuuc ah in golaha cadaalladu ku kala diraanbaarlamaanka wadanka. #Sources: TRT
#HeybadMedia

Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
241.5M followers

Barack Obama 
@barackobama
118.9M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.6M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.1M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.3M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
84M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.5M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.5M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.9M followers

YouTube 
@youtube
68.8M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.5M followers

Bill Gates 
@billgates
65.2M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.2M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

X 
@x
60.7M followers

