𝗝𝗶𝗶𝗯𝗲𝘆 waa mid kamid ah deegaannada ugu quruxda badan ee ku teedsan webiga Jubba, Waxay u dhawdahay degmada 𝗝𝗮𝗺𝗮𝗮𝗺𝗲 iyo 𝗕𝗮𝗮𝗿-𝗦𝗮𝗻𝗴𝘂𝘂𝗻𝗶 ee gobolka Jubbada hoose.
Magaalada Jowhar xaafadaheeda waxaa ka mid xaafad la oran jirey KULMIS. Waxayna ahayd Xaafada ugu badan ee shaqaalaha warshada SNAI deganyihiin. Kadib SSDF oo dagaal kula jirtay dawladdii Siyaad Barre baa waxay sameysteen Radio afka Jamhada Ku hadla oo la dhaho Radio Kulmis.1/3