#IDRA has conducted one day panel discussion on “The Impact of COVID-19 on Somali Health System”.
The panelists discussed and emphasized wide range of areas on the extent of COVID 19 significant consequences to the routine service delivery, health workforce capacity and others.
Attended health professionals forum organized by @IDRASOM under the theme of ” The Impact of #COVID19 on Somalia Health System”. While most of our young professionals in every sector r focused on politics, these r the kind of discussions needed to transform our society. @KJimale
It was honored to me to Participate this fruitful Panel discussion on Theme "The Impact of COVID-19 on Somali Health System " Organized by #IDRA, Was very interactive and sharing ideas discussion between experts on COVID-19 experience in Somalia.
@KJimale@IDRASOM@dwaqaf
Waxaa inoo soo gabagabooday dood cilmiyeedkii ku saabsanaa "Saamaynta uu #COVID19 ku yeeshay Hanaanka Caafimaadka Soomaaliya". Dhamaan ka soo qayb-galayaasha iyo Panelist-ka waan uga mahadcelinaynaa waqtigooda qaaliga ah ee ay ina siiyeen.
"Waxaan ka mid ahayn kaadiriinta caafimaadka ee safka hore uga jiray la dagaalanka #COVID19, wuuna nagu dhacay, saaxiibadeena kale walwal ayeey ku beertay maadama uu yaraa qalabka PPE-ga, saamayn baddana waa uu ku yeeshay bahda caafimaadka" Dr. Ibraahim
"Waxaan rajaynayaa in Dowladda Soomaaliya ay cashir ka qaadan doonto COVID19, lana diyaarin doono bakhaaro lagu keydiyo daawooyinka & qalabka aasaasiga ah, si loo badbaadiyo Ummadda Soomaaliyeed xilli kasta oo ay soo ifbaxdo xaalad deg-deg ah" Mr. Qaasim
"Hooyooyin badan oo fool ahaa ayaa waayay xarun caafimaad oo furan si loogu adeego ilaa qaar ka mid ah ay ku foosheen wadooyinka. Dhammaan dadka Soomaaliyeed cudurka COVID19 saamayn wayn ayuu ku yeeshay" Dr. Tahliil
"Saamaynta uu Covid19 ku yeeshay Soomaaliya waa mid aan halkaan lagu soo koobi karin, dad badan ayaa u dhinta cuduro fudud sababo la xiriiri Isbitaaladii oo la xiray"
Dr. Ibraahim Guuleed
Mr. Qaasim Cabdi Jimcaale, ayaa ka hadlay dadaaladii ay Dowladda Soomaaliya sameeysay ee lagaga hortagayay COVID-19 iyo xilligii ay Soomaaliya bilawday dardar-gelinta cudurkaa.
"Covid19 markii uu Soomaaliya yimid waxa ugu wayn oo aan ka walwal qabnay aniga iyo Dr. Cawaale, waxa ay ahayd dadka ku nool xeryaha qaxootiga" Dr. Deeqa
Dr. Cawaale Cabdullaahi ayaa soo jeediyay cilmi baaris ciwaankeedu ahaa "Lack of COVID-19 Resources Putting Millions at Risk in Somalia Settlement Camp".