Waa markii ugu horaysay oo Nabad iyo Nolol ogolaadaan in warka Xisbiyada mucaaradka laga sii daayo Telefishinka Qaranka
Waxaan rajaynaynaa in TV Qaranka iyo Radio Mogadishu ay noqdaan kuwa loo wada simanyahay maadaaba ay kamid yihiin hantida umadda ka dhaxaysa.
Hon. Mahad Salad
The coming Elections in Kismayu should be conducted by IEBC. Villa Somalia has nothing to do with Kismayu. Its KDF that guards the place and has brought peace. They even installed the current regional government. So it should be a Kenyan affair.
British foreign office expressing real frustration with #Somalia government’s antics re oil, regional elections and expulsion of UN special representative. Said this at a @SOAS Somali diaspora conference.
Waxaan dhagaystay barnaamijka galka Baarista ee idaacadda Voa-da qeybteeda Afka Soomaaliga ee uu soo diyaariyey Wariye sare Harun Maruf oo xog badan oo dahsoonayd kuna saabsan shidaalka Soomaaliya dibadda soo dhigay.
Waxaa wax lala... https://t.co/8ccTEV0VGt
We're all scarred in one way or another. The scars you get in life are proof of your inner strength. It shows how you lived your life! They are there to strengthen you; to remind you that these are among the Almighty’s biggest tests & how you survived with beautiful patience!
Professor Mohamed Haji Ingiriis oo sharraxaya is-beddellada ka dhacaya Geeska Afrika, taariikhda Itoobiya iyo doorka uga aaddan Soomaaliya.
@M_H_Ingiriis#Somalia
Compassion is the way to understand others. If you lack it, you will criticize, belittle and throw shade on others when there should be empathy.
Understand others to heal your own pain. #TuesdayThoughts