COVID-19 has became more dangerous then we thought it was....it has been proven that coronavirus is an airborne infection that can transmit easily and it can remain active in air for more time as reveals by WHO.
Qofkii dhibkan ka danbeeyey in uu iso shere gareyo misna igu motion gareyo si uu ii dareensiiyo dhibka uu sameeyey!! My brother waan arkaa fatiintaada Keep going inta kuu dhiman dhameystiro
Sooma ogid in mukhtaar Roobow sanad iyo bar ka hor baydhabo laga soo afduubey ilaa hada noolal iyo geeri midna mida uu ku suganyhy aan la ogeyn kaasi mwaadan somaliyeed ma aha miyaa?
ninkii Gobalka Gedo kasoo jeedo kali ah ayaa Muwaadan ah ?
In muwaadin Soomaaliyeed xabsi lagau hayo in ka badan 48 saacadood bilaa xukun waxay baal marsantahay kana fogtahay cadaaladda.
Muwaadinku waa la eedeyn karaa, laakin in mudada sharciga ka badan la hayo waxay hoos u dhigeysaa habka cadaalada dalka.
Sareynta sharciga wa muhiim.
Happy #EuropeDay! Glad to have joined today's celebration commemorating 70 years of EU Peace & Unity. EU’s strong support to #Somalia has helped us achieve our greatest reform milestones.
Cilada ugu weyn ee siyaasiyiinta xiligaan waxay tahay in aysan aqoon ka siyaasi ahaan xilliga uu hayo iyo cida mustaqbalka rabo in uu matalo, waxaad arkeysaa arimo muhiim ah oo dalka ugaar in ay hoos geeyaan dad aan Soomaali aheyn, fadlan Soomaaliya Soomaali baa leh.
Dowladda waxaa ka go'an inay ku guuleysato dadaalka kahor tagga iyo xakameynta faafitaanka cudurka halista badan ee COVID-19
#kahortagcorona#xilbaaNaSaaran
Iyadoo soomman ayay carruurta quraac u sameysay, barqadiina suuqa ka soo adeegtay. Markay timid carruurtii ayay qado u karisay, oo siisay, kadibna afurkii ayay u hawlgashay. Casirkii dhowr dheri ayay hal mar dabka wada saartay, isla iyadii ayaa afur fudud ku soo hoos dhigtay. 1/4
Aduunka meel ay ka jirto wali lama arag senator madaxweyne sawirikiisa shacab careysan lagubaayo soo post gareynayo ,waa faham xumada siyaasada ka jirta ayey tusaale u tahay @IlyasAliHassan ceebtaada garo
The agreement signed today by the Council of Change of Jubaland & Pres Madobe is a step towards the process of hosting reconciliation for people in the three regions.I want to remind pple who think that Jubaland is only Madobe & three other opposition that JL is wider and diverse
Dowladda ayaa maanta qolalka xaaladda degdegga ah (ACU) ee Isbitaal Martiini ku xirtay Labaatan (20) sariirood oo loo dhammeestiray dhammaan qalabkii loo baahnaa si loogu xanaaneeyo dadka uu soo rito #COVID19 ee xaaladoodu aadka u adagtahay
#KaHortagCorona#XilbaaNaSaaran