waa inaan u duceyneynaa in Ilaahay (Swt) ku soo dabaalo diinta Islaamka ee suuban oo ey ummada Islaamka ka dhaafaan dhibka iyo dilka aa wax macano ah ku fadhiyin #Al_shabaab
https://t.co/lfi1OGPhve #Mujrimiintii#Khawaariijta#Al_shabaab ayaa soo diraan doqon la soo tashkiilieyey oo naftiisa haligey , wuxuuna diley dad badan oo shacab ah iyo kuwa kale oo aan cidna la dagaaleyn.
Asc, maanta maha ciid, ee #Mujrimiinta#Khawaariijta#Al_shabaab waxay rabaa iney ogaadaan yaa raacsan oo la jira, markaas waa ujeedo shaqo kuma laha diinta Islaamka, sidii caadadu u eheed ey suubinyaan. Maanta maha ciid yaaney ku qaldin #Al_shabaab ee iska jir.
: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم : " من قتل نفسه بشيء عذب به يوم القيامة " Rasuulkuna wuxuu yidhi (NNKH) “Qofkii wax isku dila waxa lagu ciqaabi maalinta qiyaame.”
Waxey, u egtahay saan-saanta aan u jeedo in Qatar ay rabto Soomaaliya ay qabsadaan urur diineed sidi Afghanistan ayadoo wax kasta ku bixin doonto. Sidoo kale, Qatar waxey rabtaa in SOOMAALIYA ay dhiibto Farmaajo iyo Fahad ayagana ay dili doonto ugu dambeynti. Allah, Na Mootiyo.
: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم : " من قتل نفسه بشيء عذب به يوم القيامة " Rasuulkuna wuxuu yidhi (NNKH) “Qofkii wax isku dila waxa lagu ciqaabi maalinta qiyaame.”
Diinta Islaamka ma qabtonafta Iska qaadid:حدثنا جندب بن عبد الله رضي الله عنه أن رسول الله - صلى الله عليه وسلم - قال : ( كان فيمن كان قبلكم رجل به جرح ، فجزع ، فأخذ سكينا فحزّ بها يده ، فما رقأ الدم حتى مات ، قال الله تعالى : بادرني عبدي بنفسه ؛ حرّمت عليه الجنة ) رواه البخاري