Ka dib markii ay diiday in la aamusiyo warbixinteeda ku saabsan xuquuqda aadanaha iyo isla xisaabtanka ee Pakistan, saxafiga @javerias wuxuu la kulmay dhibaateyn aan kala go 'lahayn, cabsi gelin iyo weeraro isku xiran oo khadka tooska ah.
Wariye Zola Hiiran
War deg deg: waxaa hadda saldhiga hodon lagu xiray sacdiyo macalin cali oo aheyd darawal mooto bajaaj oo maalmihii u dambeeyey cabasho ka aheyd qiimaha shidaalka oo sare u kacay.
#USA 🇺🇸: Wariye #MarioGuevara, oo ku noolaa Mareykanka in ka badan 20 sano, ayaa hadda wajahaya masaafuris ka dib markii la xiray isagoo si toos ah uga warramaya mudaaharaadyada #NoKing. In la xiray & loogu hanjabay in la tarxiili doono gudashada shaqadiisa
Generaal Sheegoow Ahmed Ali ayaa goor dhaweyd ku geeriyooday Magaalada Muqdisho Caasimada Dalka generaalka oo u xernaa Dowlada Somalia ayaa Maalmahaan Xanuunsanaa Allah Haw Naxariisto Generaalka. Gacan ka haq daran Ayaa cunsuriyeysay
"Madaxweyne Xasan Sheekhoow talada dhexda dhig, horseedna ha u noqon in dalku uu kala tago iyo hubanti la'aan siyaasadeed oo ku dhammaan karta qalalaase iyo dib u dhac qaran".
Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya.