Xukuumadda JSL Waxa ay Mar Labaad ku baaqaysaa Nabad.
Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaalilaand iyada oo fulinaysa go’aamadii ka soo baxay shirkii degdegga ahaa ee Galaha Wasiirrada JSL ee qabsoomay taariikhdu markay ahayd 06/02/2023,
@SLNTV Erayga argagixiso aad cuskanaysaan ama cadeeya cida ah ee meesha ku jirta ama waad ceebaysantiime media ka daaya dadka deeganka leh sidaa nabad kaga keeni maysaane caqligu ha shaqeeyo xabad joojin dhab ah ki dhawaaaqa una hogaansama wixi nabad geliyo dhalin kara