As @PL_CTOperations conducts decisive advances to clear and neutralize remaining terrorist elements in the Miraale ravines adjacent to Baalade Valley, close air support and precision airstrikes continue to inflict substantial damage on Daesh remnants. Under this sustained assault from ground, air, and surgical strikes, Daesh's operational capacity is undeniably declining. Commendations to @Pldefenceforce for the exceptional performance and sincere gratitude to @USAfricaCommand for the crucial role in combating this international menace.
#NAIROBI: Madaxweynayaasha #Puntland iyo #Somaliland, Siciid Deni & Cabdiraxmaan Cirro ayaa yeeshey kulan-gaar ah oo saacado badan qaatay, sida ay xaqiijiyeen ilo ka agdhow labada dhinac oo aan faahfaahin ka bixin waxyaabaha laysla meel-dhigey.
Puntland iyo Somaliland ayaa dhawaan dib u soo celiyey xidhiidhkooda, ka dib markii ay iyaga oo aan cidi u dhaxayn ay is-dhaafsadeen maxaabiistii dagaalka Gobolka Sool ee ku kala xidhnaa Garoowe iyo Hargeysa.
Isu-soodhawaanshan labada dhinac ayaa lagu sifeeyey iskaashi dhinacyada; Gancasiga, ammaanka iyo siyaasadda Soomaalida ku wajahan, maadaama Hoggaanka Puntland uu mar kale quud-daraynayo Hoggaanka Soomaaliya.
#Puntland #Somaliland #Somalia #MohamedSalh