2040-ka Puntland muuqaalkan in ay yeelato,ayaan ka rabnaa oo astaanta caasimadeedu sidan noqoto.
Waa ka gudbaynaa Cabdille iyo Qori uu Wiil ay ka muuqato duruuf adag dul saaran yahay.
Waa ka gudbaynaa shaqo la'aanta baahsan ee jirta.
Waa ka gudbaynaa Qabyaalada aan xuduuda lahayn ee soconaysa ilaa Qoyska hoose.
Waa ka gudbaynaa Aqoonta aan tayada lahayn.
Waa ka gudbaynaa adeega Caafimaad ee hooseeya.
Hamigeenu,waa sareeyaa.
JQ.
Waa filayay in LC xaalkeedu sidan ku danbaynayo.
Baahida ugu weyn ee hada ka jirta LC,waa Cunno.
Ma'ahan shaqo abuur.
Ma'ahan mashaariic.
Ma'ahan dhismayaal.
Ma'ahan Wadooyin.
Waa qabaa in laga gurmado oo Raashin jaban la geeyo.
JQ.
Isbadalka Maxkamada Ciidamada lagu sameeyay si weyn,ayuu umuuqdaa xaqiiqiyan.
Bal may arkaan waaangan intay xumaanta faafinayaan.
Waxqabadka xukuumada keebaad ka mahadcelinaysaan?
JQ.
Isbadalka Maxkamada Ciidamada lagu sameeyay si weyn,ayuu umuuqdaa xaqiiqiyan.
Bal may arkaan waaangan intay xumaanta faafinayaan.
Waxqabadka xukuumada keebaad ka mahadcelinaysaan?
JQ.
Dadka reer Puntland,waa Sadex qaybood oo kala ah......
1. Qayb PL nacfi ku haysata oo markay waayaana ka danaysta oo iyada dhibaateeya.
2. Qayb PL rabta balse haday wax dhibsadaan aan is xakamayn karin oo meel daran ka dhaca.
3.Qayb Gaajo iyo dheregba ay PL la wayn tahay oo qiyam ahaan u ilaalsada oo yaqaan waxay ku fadhido.
Reer Mudug,waa qaybta Sadexaad.
Mulkiilayaasha PL,waa R.Mudug xaqiiqiyan.
Gabadhaas inta ay garatay ama xeerinayso,waa xeerin waayay Kutubo weynaha ganacsadaha ah oo ka cararaya Nus Dolar laga qaadayo oo Dalka iyo Dadka lagu kala wado.
JQ.
Meel dhexe in la go'aamiyo ayay ubadan tahay maadama qolo walba la dhageystay...
1. 4.5 ayay ubadan tahay in la qaato,sababtoo ah,waa asaas iyo meel diyaarsan oo meel kale oo hada looga guuri karo aysan jirin.
2. Waxaa la dhisayaa Gudiyo isku dhaf ah oo kor joogto iyo maaraynta qaata oo saamilaydu ku midaysan tahay.
1¹
3. Cadadka dadka wax dooranaya,waa laga heshiinayaa oo waa tirada oo kor loo yara qaado.
4. Wakhtiga ay doorashadu ku dhacayso,waa kooban yahay mana dhaafi doonto February Sanadka danbe.
5. Hada in aan arimo dastuur laga hadlin ayay ubadan tahay sax maahan...haddii kale Xasan ayaa sii joogi.
20-ka Bisha,ayaa la sugayaa In Diblomaasiyiinta shisheeye soo bandhigaan aragtidooda iyo kulanka Labaad.
JQ.
Khariiradan,waa mida Midowga Yurub ay kusoo saareen warbixintooda Sanadkan 2026.
Khariiradan,waxay tilmaamaysaa sida guud ahaan dhulka Somalida loo kala xukumo.
SL iyo PL,waxaa ku dhex jira Maleeshiyaad ay ku sheegeen Midowga Yurub kuwo ku xiran DF oo jooga Sool Bari iyo qaybo kooban oo Togdheer ah.
Sanaag,ayay Midowga Yurub ukala qaybiyeen PL iyo SL.
AS inta badan Koonfurta Dalka in ay ka taliyaan ayay sheegeen.
Sidoo kale Tuulooyin PL ku yaal in ay joogaan AS iyo Daacish ayay sheegeen Midowga Yurub.
Xigmada Khariiradan,waa in aad igaato waaqaca caalamku ula shaqeeyo Somalida iyo siday ugu kala qoran yihiin.
JQ.