Haye Ex madaxweynihi
Hore somaliya aya
tahay manta villada
kaso bax xasanow dalkan
Gacantada haku
burburin manta janis
Heysata joog wllow mel an laga so
Celin karin hageynin dalkaan
Wan bogadinaya in golaha mustaqbalka so saran qoralka dalka wuxu tagan yahay is goos halis ah md xasan bari mel adankaso elin karin ha geen dalkan wa talo muhim ah
Manta waxa dalka ka socdo ma ahan wax wanagsan ee waxey mareysa lo jojinmayo oo xoog lagu daray wana naqana meshey cawaqibtas na kenkarto wana nasib daro aad u ween in ficiladaas xun xun ey dalka ka dhacan inta eysan faraha ka bixin wa in talo lakena oo gacanta laga qabto
Md xasanow is dhageyso waa madaxweynihi ugu horeyey ee somaliyed ee asaga isku jawabo wa 360cΒ° isku warega md xasan xishow oo is casil dalkaan gacantada haku dhamestirin wadba burburisaye ilahow ma u shegay
Dastuur aan loo marin habraac sax ah, aan lagu salayn la-tashi bulsho oo dhab ah, isla markaana aan lagu dhisin heshiis siyaasadeed oo loo dhan yahay, ma noqon karo saldhig sharci iyo midnimo qaran. Waa xaashi aan sharciyad, aaminaad iyo kalsooni midna lahayn.