Its clear that sometimes, the next chapter of life begins when we dare to leave our comfort zone! Embrace change, face the challenges, and keep moving forward..
Your growth starts where your comfort ends.
Tobanka hore ee bisha barakeysan ee Dul-Xijjah waa maalmo kheyr iyo ajar badan leh.
Ka faa’iideyso soon, duco, dikri, sadaqo iyo camal suuban. 🤲🌙
“Ma jiraan maalmo camalka wanaagsan Alle uga jecel yahay sida 10-kan maalmood.”
1. The Dua of Prophet Musa (for Clarity and Ease)
This is a beautiful prayer for when you need to present an idea, manage a team, or face a significant challenge.
Arabic: رَبِّ اشْرَحْ لِي صَدْرِي وَيَسِّرْ لِي أَمْرِي
Transliteration: Rabbi-shrah li sadri, wa yassir li amri.
Meaning & Wider Context
• Translation: "My Lord, expand for me my chest [with assurance] and ease for me my task.
Sawirkan wuxuu xambaarsan yahay fariin qoto dheer oo ku saabsan nolosha iyo sida qofku u maareeyo waxyaabaha aan faa’iido u lahayn. Waxaa ka muuqda nin yar oo riixaya batoon weyn oo ay ku qoran tahay “Delete”, taas oo astaan u ah go’aan qaadasho adag—go’aan lagu tirtirayo wax aan waxtar lahayn.
waxa aad u baahan tahay inaad “Delete” ku sameyso.