Andy Robertson ayaa qarka u saaran inuu dib ugu soo laabto Liverpool markii ugu horeysay tan iyo bishii October ka dib markii kooxdu ay shaaca ka qaaday in daafaca uu u safri doono Fulham Arbacada Reds' Carabao Cup semi-finalka. good news
Basadiir ayaa tibaaxay in uu mar uun imaan doono Somaaliya🇸🇴asigoo siiraaciyay in eeysan iska tag aheyn lkn uu tegi dono hadii uu helo cid ka bixiso lacagta lagu tegayo BBC ayuu u waramay ee adigu maku jirtaa cida dadaalada ku bixineyso in lakeno Somaliya 🇸🇴❓