Taliyhii hore ee booliska gobolka baay Gen Amiin maduuro iyo ciidan uu wato oo horay u taabacsana Madaxwynhii hore ee koonfur galbeed laftagareen oo isku dhiibay aadan madoobe
Bajaajle ayaan saakay raacay. Intii aan sii soconnay ayuu dhowr miskiin sadaqo siiyay. Markii aan weydiiyay sababta, wuxuu yiri:
"Subax kasta $1 ayaan sadaqo u qoondeeyaa. Waxan aaminsanahay in sadaqadu ay ii furto risiqa, Ilaahayna iga ilaaliyo dhibka."
Allah ha nuur ha u saaro
Xarunta laga hago howlgallada ciidanka Iiraan ee Khatam al-Anbiya ayaa ku dhawaaqday weerarradii ay Iiraan ka fulisay dalka Imaaraadka Carabta in lagu dilay 100 askari oo ka tirsan ciidanka badda Mareykanka.
🚨Mareykanka ayaa shaaciyey in uu xilligan Iiraan u adeegsanayo diyaaradaha qumaymaha-culus ee B-1, kuwaa oo beegsaday keydadka gantaallada ee dhulka-hoose & talisyada ciidanka Iiraan, sida ay ku warrantay Axios.
He is an American soldier kneeling on the ground to surrender.
He was the pilot flying the American aircraft that crashed in Kuwait. After he parachuted down and reached the ground, he encountered a Kuwaiti man and immediately knelt down to surrender.
waa askari Mareykan ah oo jilbaha dhulka dhigay si uu isku dhiibo.
Waa duuliyihii waday diyaarada Mareykanka ee Kuweyt ku burburtay oo markii uu baarashuut kaga dagay ee dhulka uu soo gaadhay la kulmay nin reer Kuweyt ah kadibna si degdega jilbaha dhulka dhigay si uu isku dhiibo
BREAKING: Iran has bombed the largest oil refinery in Saudi Arabia, Ras Tanura, using drones. The facility is operated by Aramco.
The attack occurred just hours after reports said Saudi Arabia was preparing to respond to Iran’s attacks.
#IranWar#SaudiArab#Israel