Dadkaa Hassan sheekh ayaa laa yey horaa loo yidhi boodan hodimo haqodin hadaad qodidna hadheeray shalay balaayaduu ladoonayey dadka kale inuu isku diro dee baanta waa taa dad masaakina lagu gumaaday waliba dadka laga tirada badan yahay ee besha hawiye ka xaaxabi hawiyoow waa kaas
@srkntnyldz Je pense qu'il cherche se faire marque car il faut aller dans un coin pour faire son prière on prier pour son créateur non à la vue de gens il n'a rien compris ce tirer le regarder de gens je pense pas que c'est une prière après chacun est libre
@mathildaNemesis C'est l'histoire le plus horrible triste que j'ai vue toute ma vie et je me doute bien que ça arrivera car le gouvernement a donner l'autorisation des malades mentaux adopter des enfants vénérable des gens malades vous croyez tous ce gens sont normal parce que ils sont gay mdr
@MMSomalitv 6 gobolka awdal waa in ay beero ka samaysataa
7 goblka maroodijeex sidoo kale
8 banka wajaale sidoo kale
9 gobolka sanaag sidoo kale beero iyo waliba macdanta ileen dawlad afkoo kaliya wax ma tartee dawladu waa in ay bulshada u adeegta oo iyadu shaqo abuuris u samaysa
@MMSomalitv 4 shirkad kabaha samaysa maxaa udiiday dadka wax soo saarka leh ee farsamada kabaha yaqaan way ka buuxan wadanka maxaa udiiday in ay shirkadado soo saarto mise tolow sida dadka ganacsada ayuûbay taqaana in ay cashuurta ka gurato ?
@MMSomalitv Dawladu haday laydh gooniya samaysan karto oo ay bulshada u adeegayso waa meesheeda iyada iyo ganac satada waxba isugma jiraan !
2 dawladu waligeed wax soo saar maysamaysan xitaa beero malaha ay maal gashato sida dadka kale loogu daba gambado ayey taqaana