Somaliland is on the brink of civil war unless the president comes close to reality.
Despite years of political standoff over the election. The time to save our stability is running out. We need to move forward with political consensus, which is the foundation for stability.
The #WorldBank funded project intended for getting clean water for Sland is misused. Biyoole project distributed favour areas that are linked to the government & its politically affiliated areas(ethnically&politically). We need answers from both #WorldBank & SLand
Golaha wakiiladu xalkii ila meereysigii xukuumada ee afarta sano socday lagu soo afjari lahaa ayaanu keenay, se, shirgudoonka Golaha guurtida ayaa bam kii aan hore aga digey gondahooda ku garxiyey. Masiirkii Somaliland Kartoon debadyaal ahaa habeen ayuu Saleebaan u gartey.
Fulinta,Gasoorka & Baarlamanka ayaa ah dowlada, se weli ma muuqato in wajiibka saraan boqolkiiba,10,laga fahansanyey oo ay kow ka tahay daryeelka & ilaalinta amaanada shacab.Somaliland masuuliyiintu,sheekh iyo shariifba waxa la xalaashaday xoolaha dadweynaha.Change is inevitable.
Somaliland government shut down all communications and the security forces used live ammunition against unarmed protesters. The wounded and death toll is increasing.
Waxaa u tacsiyeynayaa dadka ku dhintay mudaharaadka maanta..
Waa nasiib daro in maanta Hargeysi u eegtahay 1982kii, shacabkiina xukuumadu u adeegsato xabad nool, Waxaan leeyahay xukuumada waad ka itaal yar tihiin tii siyaad Bare ee dadkeeda u tudho intaan tallo faraha ka bixin.
Qof weyn oo masuul ahi haddii uu Ilaahay iyo umada ka xishoonwaayo oo been iyo isku dirka uu ku soo caano maalay la soo taagnaado waa khaatumo seeg halkii ugu dambeysay se maanta umadu waa bisishay. Somaliland booraantaad u qodeen ku dhicimayso ee idinka ayaa uga dhow maanta.