@Abdulkullane KKK indha adeeg iyo qaainimo meeshan ku keentay, marba dadka sirtay no more dude, waa la iska jirayaa, ujeedkaaga wa la fahmay, in ma hore lagu eryaay aheyd, so be careful
@FawziaYusufAdam Maa shaa Allah Tabaraka Allah Madam Marwa PM Fawzia Yusuf H Adam, aad baanu kuugu mahad celinayna sida Katrina, hufnaanta iyo aqoonta dheer aad u wajahday arrinkaan, taarikhda ku xuseso, hadafkina waa la gaaray, dad badan waddo hiigsi u furtay, shukran jaziilan jazakal kheyr
Waxa aan ku faraxsanahay maanta in hadal jeedintii guul iigu soo dhammaatay, waa markii ugu horaysay taariikhda oo ay gabadhi si dhab ah uga qayb gasho tartanka madaxtinimada dalka.
Guushu way dhawdahay Insha Allah.
@FawziaYusufAdam Maa shaa Allah Tabaraka Allah aad iyo aad guul weyn waaye in maanta tarikhda Somalia gasho gabadha ugu horeysay oo labada ugu sareseysa u tartanto, mabrouk, kuwa kaloo badana wan sugaynaa
@FawziaYusufAdam@SadiaSamatar Maa shaa Allah Tabaraka Allah waad istaahisha 100%, qof kaaga mudan oo waddanka caqabadaha haysta ka saaro kara Allah ka sokoow was adiga
@FawziaYusufAdam Soo dhawow Madam Presidential candidate, is beddel baa loo baahan yahay haddey raggii keeni waayen, dumarka amay la daacadsan yihiin. In shaa Allah you will win the seat. Guul iyo gobanimo
@DrMaryanQasim Baaraka Allah feek Dr. Maryam, it's better never than late. AlxamduLillahi inaad waqti fiican ogaatay, oo ku baraarugtay, I to horeyna Allaha ka bogsiyo, kan ummad dhan qayanay Allaha ka badbadiyo Amin
@mahadsalad Baaraka Allah maalinta yooma xisaab cidna kama difaaceso suaasha, waa qof Allaha ka cabsi badan akhiradisa la fekeray in shaa Allah wuu ku adkeesan doona
@FawziaYusufAdam@KFosterFCDO It's a good step towards stability and and a good governance. Wish you all the best. I know youballnare capable people who care about their country's progress. Good luck. Allaha idin sahlo umuraha Amiin
@mahadsalad In shaa Allah xaqqa soo dahirayo ummadan dhubka Allaha ka saaro, wixi dhib kubwada Allaha ka qabto, ducada badiya bishan barakesan was la guulesanaa in shaa Allah
@MohamedHRoble Maa shaa Allah Tabaraka Allah you did it, AlxamduLillahi inta hartayna Allaha kuu sahlo umuraha Ameen. Keep up the good work. Tarikhda ku xuseso
@MohamedHRoble@musebiihi Baaraka Allah feek Mr PM, that's really a nobel gesture to help your fellow countrymen, in this hard and devastating situation, especially in this blessed holy month. May Allah make your efforts easy and help you in all your endeavours. History will remember
@TheVillaSomalia@M_Farmaajo Waa run qof walba oo musiibo u timaado wa looga tacsiyeya loona duceya, xilli ficil iyo faro ku taag lama jooga, cagliga ha shaqenayo, waxaan caro Allah keeni kara marki saan loo hadlo, bisha barakesan baryada iyo ducada badiya, waa laga aqbala qofka si sax ah u sooman,
@TheVillaSomalia@M_Farmaajo Waa run qof walba oo musiibo u timaado was looga tacsiyeya loona duceya, xilli ficil iyo faro ku taag lama jooga, cagliga ha shaqenayo, waxaan caroo Allah keeni kara marki saan loo hadlo, nisha barakesan baryada iyo ducada badiya, waa laga aqbala qofka si sax ah u sooman,