@TheVillaSomalia Xasan gurguurte iyo inta la hal maasha ee hantida umada soomaaliyeed ee mudada dheer ku soo jiray dawlad la aanta iyo rafaadka ka faa iiday hantida ilaahay waxa kama qarsoon cumro iyo xaj iyo sadaqo midna ilaahay ka aqbali mayo duco laga aqbalo iska daaye
@MoBakayle Markaad qof muslin ah ay ku matalaysid maxaad tahay adigu mudane maxamed cabdulaahi farmaajo in ey lagu matalo waxba ka dhigi mayso ilaahay ayaa ka taxadaray
@AliYareAli Caliyaroow xasan gurguurte qabiilku waa wax ku abuuran marka haku daali xasan gurguurte waa xasan gurguurte hana ka filin soomaali u Simon tahay
@jebkujire @M_Farmaajo@SomPundit@Laftagareen Qof aan waxba ahayn in ee qolyaha saxaafadu buunbuunisay weeye sodogiina hada xafaayad ayaa uxiran markiisii horanana dhiiga shacabka reer jabuuti ayuu ku cayilay waxaase nasiin daro ah caasimadii dalka qof loo xiro