Waxaan mahadcelin balaaran u jeedinayaa Golaha wakiilada oo maantay ansixiyey Golaha cusub ee xukuumadda. Waxaan ilaahay SW uga baryaaya in uu ufududeeyo dhamaan howlaha shaqo ee horyaala. Sidoo kale waxaan shacabka reer Puntland ka rajaynayaa in ay la shaqeeyaan Golaha Xukuumada
Afkaar Is Weedarsiga Dood Cilmiyeedki Kusaabsanaa Federaaleynta , ayaa ka socota howlka uu shir sanadeedka Garsoorku ka dhacayo.
#ShirsanadeedkaGarsoorkaSomaliya2019
Waxay u baxday dalka india si ay Aabbehayd ugu bixiso qayb ka mida baarkeeda allow kuu fududay Qaliinka aad maridoon allow Aabbe iyo adiga idka dhig kuwa caafimaad taam ah ku waaraa
Hadaan ku dhaho kawaran xoolaha #Somalia joga saxaradooda hadii saxarad lo badalo koronto- waxaan ka heli karna qofkasto koronto ku fulilan 10 sano? @JikoBioGas @MalinAbdullahi