We are in New York City, at the headquarters of the Council on Foreign Relations (CFR), one of the most prominent institutions in the United States for discussing foreign policy and global affairs.
Somaliland President Abdirahman Irro will address a public rally at Dag Hammarskjöld Plaza in New York on Wednesday, 23 September, directly opposite UN headquarters. The event, cleared by New York law enforcement, is intended to push the UN to take up Somaliland's bid for interna
Magaalada New York waxaa ka furmaya shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay (UNGA). Sidoo kale, Arbacada waxaa la qorsheeyay in afaafka hore ee xarunta Qaramada Midoobay uu ka dhaco mudaharaad weyn oo lagu muujinayo taageerada iyo rabitaanka shacabka Somaliland
“Madaxweyne waa Taariikh xidhiidhka ay is aaminada aynu ku dhisnay ee Somaliland iyo Israel, waa dal Xasiloon oo dumuqraadi ah .” Wasiirka arrimaha dibada Israel iyo Madaxweyne Cirro oo si wada jir u hadlay.
“Somaliland lama abuurin dhammaadkii toddobaadkan. Waxay jirtay oo si dal buuxa ah u shaqaynaysay muddo ka badan 34 sano.
Weerarrada lagu diidan yahay aqoonsiga Israa’iil ay siisay Somaliland waa munaafaqnimo. Israaiil kaliya ayaa go’aamin doonta cidda ay aqoonsanayso iyo cidda
The UK Government warns that the #Somalia E-Visa is NOT valid in #Somaliland. Travellers holding this visa will be denied entry.
Visitors must instead obtain a Visa on Arrival from the Somaliland government at Hargeisa Airport.
Read more via the FCDO: https://t.co/4idhqQ9f3r
Madaxweyne Cirro oo Xaaskiisa iyo Hablaha ay Walaalaha yihiin qiray doorkii ay ku lahayeen guushiisa.
"Anigu shakhsi ahaan, waxa aan ku faanayaa in aan la dhashay hablo badan oo aanu walaalo nahay oo gaadhaya lix hablood iyo Marwaweyda oo dhammaantood ii noqday garab iyo gaashaa