# Mogadishu : Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka hadlay arimihii keenay in dowlada federaalka Soomaaliya dalka ka ceyriso Ergaygii gaarka ee Qaramada Midoobay u joogay Soomaaliya ee Nicholas Haysom .
# Mogadishu: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay Garsooreyaal ka tirsan Maxkmadda Sare ee dalka, keddib soojeedin ka timid Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Mudane Baashe Yuusuf Axmed.
#Mogadishu : Madaxweynaha Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa maalintii Axadii ee la soo dhaafay booqasho lama filaan ah ku tagay Caasimadda Dimishiq ee dalka Suuriya, taasoo aheyd mid si aad ah warbaahinta Bariga Dhexe ay u hadal hayeen.